{"id":24337,"date":"2015-05-01T02:13:55","date_gmt":"2015-04-30T23:13:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24337"},"modified":"2015-05-01T02:13:55","modified_gmt":"2015-04-30T23:13:55","slug":"guddigii-farsamada-shirka-maamul-u-sameynta-cadaado-oo-la-kala-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/guddigii-farsamada-shirka-maamul-u-sameynta-cadaado-oo-la-kala-diray\/","title":{"rendered":"Guddigii Farsamada Shirka Maamul U Sameynta Cadaado Oo La Kala Diray."},"content":{"rendered":"<p>Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah madax dhaqameedka shirka Cadaado ayaa Sheeagay In Odayaasha dhaqanka ee Shirka Cadaado ay kala diray Guddidii Farsmada ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen inay ergada ku daraan Xubno ka socday Gobolka Mudug oo markii hore maqnaa.<\/p>\n<p>Odayaasha Dhaqanku waxay ku doodeen in Maamulka Gobollada Dhexe uu ka koobnaanayo laba gobol oo dhamaystiran oo kala ah Mudug iyo Galguduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah madax dhaqameedka shirka Cadaado ayaa Sheeagay In Odayaasha dhaqanka ee Shirka Cadaado ay kala diray Guddidii Farsmada ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen inay ergada ku daraan Xubno ka socday Gobolka Mudug oo markii hore maqnaa. Odayaasha Dhaqanku waxay ku doodeen in Maamulka Gobollada Dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24339,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24337\/revisions\/24339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}