{"id":24303,"date":"2015-04-26T23:46:43","date_gmt":"2015-04-26T20:46:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24303"},"modified":"2015-04-26T23:46:43","modified_gmt":"2015-04-26T20:46:43","slug":"maamulka-koonfur-galbeed-oo-ciidamo-soo-buux-dhaafiyey-deegaanka-jazeera-iyo-dadka-deegaanka-oo-baqdin-soo-wajahday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/maamulka-koonfur-galbeed-oo-ciidamo-soo-buux-dhaafiyey-deegaanka-jazeera-iyo-dadka-deegaanka-oo-baqdin-soo-wajahday\/","title":{"rendered":"Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ciidamo Soo Buux Dhaafiyey Deegaanka Jazeera Iyo\u00a0Dadka Deegaanka Oo Baqdin Soo Wajahday."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Koonfur-Galbeed1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24304\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Koonfur-Galbeed1-150x150.jpg\" alt=\"Koonfur-Galbeed1\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Koonfur-Galbeed1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/Koonfur-Galbeed1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya, ayaa waxa uu ciidan cusub uu keenay deegaanka Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu toddobaadkii hore uu ka dhacay iska horimaad, u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxa uu deegaanka Jazeera uu u aqoonsaday deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, waxa uuna xuduuda kala qaybisa Gobolada Banaadir iyo Shabeellaha Hoose, uu ka xariiqay inta u dhaxeyso Jazeera iyo Degmada Wadajir.<\/p>\n<p>Ciidamada la keenay deegaanka Jazeera oo wata gaadiidka dagaalka, ayaa waxay u diyaarsan yihiin inay ka hortaggaan, haddii duulaan dambe uu kaga yimaado Ciidamada Hay\u2019adda Nabad Suggida.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga ee Maamulka Koonfur Galbeed C\/fataax Maxamed Ibraahim (Geesey), oo ka hadlaayay weerarka lagu qaaday deegaanka Jazeera, ayaa wuxuu ku sheeegay mid daan-daansi ah, oo aan la aqbali karin.<\/p>\n<p>C\/laahi Cali Maxamed oo ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku nool deegaanka Jazeera, ayaa wuxuu walaac xoogani uu ka muujiyay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ee la soo dhoobay Jazeera.<\/p>\n<p>Odaygan, ayaa ku waramaya inay tani keeni karto isku dhacyo hor leh oo ka dhaca deegaankaasi, wuxuuna ku baaqay inaanay dadka deegaanka doonayn in laga barakaciyo guryahooda.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa horey kaga horyimid in Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegto deegaanka Jazeera, oo deegaan ahaan hoos-tagga Degmada Wadajir, sida uu ku doodaayo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya, ayaa waxa uu ciidan cusub uu keenay deegaanka Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu toddobaadkii hore uu ka dhacay iska horimaad, u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed. Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxa uu deegaanka Jazeera uu u aqoonsaday deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, waxa uuna xuduuda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24303","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24303"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24305,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24303\/revisions\/24305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}