{"id":24292,"date":"2015-04-26T06:22:08","date_gmt":"2015-04-26T03:22:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24292"},"modified":"2015-04-26T06:22:08","modified_gmt":"2015-04-26T03:22:08","slug":"xildhibaan-xaaji-cali-aadan-oo-muqdisho-lagu-dilay-iyo-al-shabaab-oo-sheegatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/xildhibaan-xaaji-cali-aadan-oo-muqdisho-lagu-dilay-iyo-al-shabaab-oo-sheegatay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Xaaji Cali Aadan Oo Muqdisho Lagu Dilay, Iyo Al-Shabaab Oo Sheegatay."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Hubeysan ayaa gudaha magaalada Muqdisho GAAR Ahaan Suuqa Bakaaraha Ee Degmada Howlwadaag ku dilay Nin horay uga tirsanaa xildhibaanada baarlamaanka dowladda Federaalka Ee Soomaaliya Kaasi Oo Magaciisa Lagu Sheegay Xildhibaan .<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa Warsom.com U sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay toogashada geysteen kadibna ay ka dhaqaaqeen goobta Waxaana Halkaasi Soo Gaaray Ciidamada Amaanka Dowlada Oo Meydka Ka Qaaday Halkaasi.<\/p>\n<p>Al-Shabaab\u00a0ayaa durbadiiba sheegatay mas\u2019uuliyadda dilka, Waxaana Warbaahinta Afka Shabaab Ku Hadasho U Xaqiijiyey sarkaal u hadlay xafiiska warfaafinta Shabaab\u00a0Oo\u00a0sheegay in ciidankoodu ay dileen Cali Fartaag.<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii Ugu Horeeysay Oo Dharaar Cad Ay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Ku Dilaan Bartamaha Magaalada Muqdisho Dadka Ay Ugaarsanayaan Waxaana Muuqata In Ay San Waxba Ka Qaban Karin Hay&#8217;adaha Amaanka Ku Shaqada Leh Sugida Amniga Caasimada\u00a0Madaxda Dowladana Ay Ku Soo Koobantay Kaliya<strong> Waxbaan Ka Qabaneynaa,Waan Ku Raad Joognaa,Waan Cambaareyneynaa,Waan Ka Xunahay.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Hubeysan ayaa gudaha magaalada Muqdisho GAAR Ahaan Suuqa Bakaaraha Ee Degmada Howlwadaag ku dilay Nin horay uga tirsanaa xildhibaanada baarlamaanka dowladda Federaalka Ee Soomaaliya Kaasi Oo Magaciisa Lagu Sheegay Xildhibaan . Goob joogayaal ayaa Warsom.com U sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay toogashada geysteen kadibna ay ka dhaqaaqeen goobta Waxaana Halkaasi Soo Gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":23989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24293,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24292\/revisions\/24293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}