{"id":24247,"date":"2015-04-24T00:56:13","date_gmt":"2015-04-23T21:56:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24247"},"modified":"2015-04-24T01:37:16","modified_gmt":"2015-04-23T22:37:16","slug":"warbaahinta-dalka-kenya-oo-baahisay-in-masuul-ka-tirsan-dowladdaasi-lagu-afduubtay-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/warbaahinta-dalka-kenya-oo-baahisay-in-masuul-ka-tirsan-dowladdaasi-lagu-afduubtay-mandheera\/","title":{"rendered":"Warbaahinta Dalka Kenya Oo Baahisay In Mas&#8217;uul Ka Tirsan Dowladdaasi Lagu Afduubtay Mandheera."},"content":{"rendered":"<div class=\"article\">\n<h1><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/ke.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24248\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/ke-150x150.jpg\" alt=\"ke\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/ke-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/ke-70x70.jpg 70w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/ke.jpg 210w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/h1>\n<\/div>\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\">Wararka naga soo gaaraya deegaanada waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan inta u dhaxeysa Mandheera Iyo deegaan lagu magacaabo Al Carabiya waxaa ka dhacay weerar ay fuliyeen rag hubeysan oo jidka u galay gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">Wararka ayaa intaas ku daray in ragga howlgalka fuliyay ay gaariga baaritaan ku sameeyeen kadibna ay lasoo dageen mas&#8217;uul ka tirsanaa maamulka Kenya u qaabilsan degmada Mandheera iyo deegaano hoos taga.<\/div>\n<div class=\"body\"><\/div>\n<div class=\"body\">Raggii weerarka qaaday ayaa lasoo sheegayaa inay wateen mas&#8217;uulka ayna iska fasaxeen gaarigii ay saarnaayeen dadka rakaabka ahaa,lama oga ilaa iyo hadda halka lala aaday ma&#8217;suulka kenya ka tirsanaa dowladda Kenya\u00a0 iyadoo wax faah faahin ah aan laga hayn cidda ay yihiin ciidanka howl galka fuliyay.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Warbaahinta dalka kenya oo soo xiganeysa masuuliyiin dhanka amniga ah ayaa xaqiijiyay inuu jiro weerar lagu afduubtay sarkaal ka tirsanaa maamulka Mandheera ee dhulka xoogga looga heysto soomaalida NFD.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanada waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan inta u dhaxeysa Mandheera Iyo deegaan lagu magacaabo Al Carabiya waxaa ka dhacay weerar ay fuliyeen rag hubeysan oo jidka u galay gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah. Wararka ayaa intaas ku daray in ragga howlgalka fuliyay ay gaariga baaritaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24247"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24256,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24247\/revisions\/24256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}