{"id":2424,"date":"2011-08-01T07:54:44","date_gmt":"2011-08-01T07:54:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2424"},"modified":"2011-08-01T07:55:19","modified_gmt":"2011-08-01T07:55:19","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-muslimiinta-caalamka-u-diray-hambalyo-ku-aadan-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-muslimiinta-caalamka-u-diray-hambalyo-ku-aadan-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED OO MUSLIMIINTA CAALAMKA U DIRAY HAMBALYO KU AADAN BISHA RAMADAAN"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Timo_Jilac_11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2427\" title=\"OLYMPUS DIGITAL CAMERA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Timo_Jilac_11-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"309\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p>Shir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna<br \/>\ngudoominayey ku simaha m\/weyne darman ahna gud ku xigeenka xmjs cali<br \/>\nmaxamed nuux timajilic ayaa waxaa ugu horeyn loo direy shucuubta<br \/>\nmuslimka gaar ahaan kuwa soomaaliyed meel kasta oo ay joogaan hambalyo<br \/>\nku aadan bisha barakeysan ramadaan bilashadeeda iyadoo muslimiinta<br \/>\ndhamaan loo rajeeyey kuwo ka faa&#8217;iideysta kheyraadka ku dhex jira<br \/>\nbisha ramadaan isla markaana waxaa laga codsadey dadka wax heysta in<br \/>\nay afuriyaan dadka gaajeysan ee aan waxba heysan kuwaasoo allaah ku<br \/>\nfiirinayo dadka wax heysta.<\/p>\n<p>Waxaa shirka laga magacaabey gudi ka kooban 7 todobo xubnood oo<br \/>\nqabqaabinaya sanadguurada 13aad ee xisbiga mjs oo ku beegan 06 augost<br \/>\n2011 hadii eebbe idmo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la fasaxey xubnihii iyo hawlwadeenadii sida joogtada<br \/>\nah u shaqeyn jirey bilashada bisha ramadaan awgeed marka laga reebo<br \/>\nxubnaha fulinta joogtada ah.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxaa loogu baaqey dhinacyada hubeysan in ay<br \/>\nxurmeeyaan bisha ramadaan si dadku u cibaadeysto.<br \/>\nShirka ayaa kusoo dhamaadey jawi hagaagsan oo is afgarad leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Shir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna gudoominayey ku simaha m\/weyne darman ahna gud ku xigeenka xmjs cali maxamed nuux timajilic ayaa waxaa ugu horeyn loo direy shucuubta muslimka gaar ahaan kuwa soomaaliyed meel kasta oo ay joogaan hambalyo ku aadan bisha barakeysan ramadaan bilashadeeda iyadoo muslimiinta dhamaan loo rajeeyey kuwo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2424","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2424"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2433,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2424\/revisions\/2433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}