{"id":24237,"date":"2015-04-22T20:41:34","date_gmt":"2015-04-22T17:41:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24237"},"modified":"2015-04-22T20:41:34","modified_gmt":"2015-04-22T17:41:34","slug":"al-shabaab-oo-sabab-u-noqotay-in-xilka-laga-qaado-gudoomiyihii-gaarisa-iyo-saraakiil-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/al-shabaab-oo-sabab-u-noqotay-in-xilka-laga-qaado-gudoomiyihii-gaarisa-iyo-saraakiil-kale\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo Sabab u noqotay in Xilka laga qaado Gudoomiyihii Gaarisa iyo Saraakiil kale"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24237 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/al-shabaab-oo-sabab-u-noqotay-in-xilka-laga-qaado-gudoomiyihii-gaarisa-iyo-saraakiil-kale\/attachment\/444444444444444444444444\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/444444444444444444444444-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/444444444444444444444444.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/444444444444444444444444-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><span class=\"Apple-style-span\">Dowlada Kenya ayaa xilkii ka qaaday Saraakiil katirsan booliiska dalka Kenya, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay asysan waxba ka qaban weerarkii Xarakada Al-Shabaab ku qaadeen Jaamacada Gaarisa oo la tilmaamay in ay ka warqabeen.<\/span><\/p>\n<p>Shan Sargaal oo katirsan booliiska Magaalada Gaarisa iyo labo masuul oo kale ayaa xilka laga qaaday , waxaana Saraakiishan loo hestaa in ay gabeen waajibaadkooda shaqo ayna ka hortagi waayeen weerarkii lagu qaaday Jaamacada Gaarisa.<\/p>\n<p>Saraakiisha xilka laga qaaday waxaa kamid ah ah gudoomiyaha Degaanka Garissa, Njenga Miiri oo horey madax uga ahaa deegmada Lamu, ee gobalka xeebta , halkaas oo horey kooxda Al-Shaabab ugu dileen dad ka badan 60 qof.<\/p>\n<p>Maamulka Jaamacada Gaarisa ayaa la sheegay in ay codsadeen in la kordhiyo ciidanka ilaalada ka ahaa Jaamacadaasi iyaga oo ka cabsi qabay Weeraro kaga yimaadan Xarakada AL-Shabaab, waxaa sidoo kaledigniinahaasi bixiyay Jaamacado kale oo Kenya ku yaala.<\/p>\n<p>Weerarka Gaarisa Al-Shabaab ka fuliyeen waxaa ku dhintay in ka badan 147-qof oo u badnaa arday wax ka Dhiganeysay Jaamacadaasi, waxa ayna Madaxda Kenya hada bilaabeen in ay xilka ka qaadaan Saraakiil iyo Masuuliyiin kale oo lagu eedeeyay in aysan waxbo ka qaban weerarkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa xilkii ka qaaday Saraakiil katirsan booliiska dalka Kenya, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay asysan waxba ka qaban weerarkii Xarakada Al-Shabaab ku qaadeen Jaamacada Gaarisa oo la tilmaamay in ay ka warqabeen. Shan Sargaal oo katirsan booliiska Magaalada Gaarisa iyo labo masuul oo kale ayaa xilka laga qaaday , waxaana Saraakiishan loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24237"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24239,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24237\/revisions\/24239"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}