{"id":24179,"date":"2015-04-21T00:00:41","date_gmt":"2015-04-20T21:00:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24179"},"modified":"2015-04-22T02:03:13","modified_gmt":"2015-04-21T23:03:13","slug":"qaasim-axmed-rooblekooxda-ugus-wexey-caadeysatay-in-ay-laayaan-shacabka-aan-waxba-galabsan-jawaab-cad-ayaan-ka-bixin-doonnaa-arinkani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/qaasim-axmed-rooblekooxda-ugus-wexey-caadeysatay-in-ay-laayaan-shacabka-aan-waxba-galabsan-jawaab-cad-ayaan-ka-bixin-doonnaa-arinkani\/","title":{"rendered":"Qaasim Axmed Rooble&#8221;Kooxda UGUS Wexey Caadeysatay In Ay Laayaan Shacabka Aan Waxba Galabsan Jawaab Cad Ayaan Ka Bixin Doonnaa Arinkani."},"content":{"rendered":"<p>Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay halkii uu qaraxu ka dhacay, ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay qaabka uu qaraxu u dhacay, wuxuuna shaki geliyay in qaraxaasi uu fuliyay nin naftii hurre ahaa.<\/p>\n<p>\u201cGaariga saacadihii dambe ayaa lagu arkay meesha mar mashquul uu ka jiray, ee lamaba ogolo in gaadiidka la soo dhigto hareeraha wadooyinka.\u201d Ayuu yiri Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka, ayaa yiri \u201cWaxa meesha ku dhimatay waa haween masaakiin ah, haween kale oo shidaal meesha ku iibinaayay iyo dad maqaaxida ka cunteynaayay xilligii uu qaraxu ka dhacaayay.\u201dWaxa kaloo uu yiri \u201cBaaritaano ayaan wadnaa oo aan ku xaqiijineyno tirada guud ee qaraxa ku dhimatay, waayo dadka waxaa qaaday gaadiidka gurmadka degdegga, goobo kala duwan ayayna u qaadeen.\u201d<\/p>\n<p>Qaasim Axmed Rooble, ayaa Ururka Gumaadka Ummada Somaliyeed (UGUS) ku eedeeyay weerarka lagu qaaday maqaaxida Banooda, oo ku taala Degmada Xamar Weyne.\u201cWaad aragtaan sida kooxda UGUS ay u caadeysteen inay daadiyan dhiigga shacabka Somaliyeed. Waa niman arxanlaawe-yaal ah, oo cid ay dhaafayan aysan jirin.\u201d Ayuu yiri Qaasim Axmed Rooble.<\/p>\n<p>weerarkani ayaa wuxuu noqonayaa mid horey Ururka Al Shabaab looga bartay weerarada ceynkani oo kala ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa\u2019id ku qabtay halkii uu qaraxu ka dhacay, ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay qaabka uu qaraxu u dhacay, wuxuuna shaki geliyay in qaraxaasi uu fuliyay nin naftii hurre ahaa. \u201cGaariga saacadihii dambe ayaa lagu arkay meesha mar mashquul uu ka jiray, ee lamaba ogolo in gaadiidka la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24179","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24180,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24179\/revisions\/24180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}