{"id":24173,"date":"2015-04-15T16:23:39","date_gmt":"2015-04-15T13:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24173"},"modified":"2015-04-15T16:23:39","modified_gmt":"2015-04-15T13:23:39","slug":"dowladdda-maraykanka-oo-canbaareeyey-weerarkii-wasaaradda-waxbarashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/dowladdda-maraykanka-oo-canbaareeyey-weerarkii-wasaaradda-waxbarashada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladdda Maraykanka Oo Canbaareeyey Weerarkii Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/James.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/James-150x150.jpg\" alt=\"James\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24174\" \/><\/a>James P. McAnulty Ergayga gaarka ah ee dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey si ba\u2019an ugu canbaareeyey weerarkii Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee ay al-Shabaab shegteen in ay ka danbeeyeen, waxaana weerarkaas ku dhintey 11 qof iyo 7 kamid ah kuwii weerarka soo qaadey.<\/p>\n<p>James P. McAnulty ayaa sheegay in ay markasta garab taagan yihiin Soomaaliya, isla markaana ay ka soo horjeedaan argagixisada al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ergayga ayaa u mahad celiyey  Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee sida deg-dega ah u soo afjarey weerarkii naflacaariga ahaa.<\/p>\n<p>James P. McAnulty ayaa sheegay in weerarku calaamad u yahay sida kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab ay uga soo horjeedaan waxbarashada dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in Dowladda Mareykanka  ay gaarabtaagantahay umadda Soomaliyeed si looga tirtiro argagixisada dhamaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>James P. McAnulty Ergayga gaarka ah ee dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey si ba\u2019an ugu canbaareeyey weerarkii Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee ay al-Shabaab shegteen in ay ka danbeeyeen, waxaana weerarkaas ku dhintey 11 qof iyo 7 kamid ah kuwii weerarka soo qaadey. James P. McAnulty ayaa sheegay in ay markasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24173","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24173\/revisions\/24175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}