{"id":24165,"date":"2015-04-14T12:26:21","date_gmt":"2015-04-14T09:26:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24165"},"modified":"2015-04-14T12:26:21","modified_gmt":"2015-04-14T09:26:21","slug":"xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-degmo-ay-ka-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-degmo-ay-ka-jirto\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Oo Maanta Ku Wajahan Degmo Ay Ka Jirto.."},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24165 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/xasan-sheekh-oo-maanta-ku-wajahan-degmo-ay-ka-jirto\/3-36\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/31.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajaan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi siyaasad kacsan ay ka jirto.<br \/>\nMuqdisho ayuu ka baxayaa madaxweynaha, waxaana halkaasi kaga sii horeeya ciidamo gaar ah oo suga ammaanka madaxweynaha marka uu halkaasi tago.<br \/>\nAmaanka degmada Cadaado ayaa ah mid ay aad iyo aad u adkeynayaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM, waxaana halkaasi dhawaan ka furmaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajaan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi siyaasad kacsan ay ka jirto. Muqdisho ayuu ka baxayaa madaxweynaha, waxaana halkaasi kaga sii horeeya ciidamo gaar ah oo suga ammaanka madaxweynaha marka uu halkaasi tago. Amaanka degmada Cadaado ayaa ah mid ay aad iyo aad u adkeynayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24165","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24167,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24165\/revisions\/24167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}