{"id":24162,"date":"2015-04-14T12:25:21","date_gmt":"2015-04-14T09:25:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24162"},"modified":"2015-04-14T12:25:21","modified_gmt":"2015-04-14T09:25:21","slug":"tarsan-askari-5-tii-bilood-boqol-doolar-la-siinaayo-amni-lagama-sugaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/tarsan-askari-5-tii-bilood-boqol-doolar-la-siinaayo-amni-lagama-sugaayo\/","title":{"rendered":"Tarsan \u201cAskari 5-tii bilood boqol doolar la siinaayo amni lagama sugaayo"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24162 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/tarsan-askari-5-tii-bilood-boqol-doolar-la-siinaayo-amni-lagama-sugaayo\/2-42\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/21.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur \u201cTarsan\u201d ayaa ka hadlay dhisida ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo in Dowladda laga rabo inay xooga saarto helida ciidamo qaran oo hanta amniga guud ee dalka Soomaaliya.<br \/>\nTarsan, wuxuu sheegay in dhismaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay muhiim u tahay guud ahaan ammaanka dalka Soomaaliya, isaga oo tilmaamay in hadii aan la helin ciidan awood leh oo ilaa xuduudaha dalka ilaaliyo aan la xaqiijin karin ammaank dalka.<br \/>\nWuxuu sheegay in Askariga ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya inuu ka fekero helida mushaarka iyo xuquuqdii uu Dowladda ku lahaa, waxaana uu isweydiiyay Tarsan askari ka fekeraayo inuu helaayo iyo in kale mushaarkiisa amniga laga sugaayo mid noocee buu noqon karaa?<br \/>\n\u201cAskari ka wal walaya cuntadiisa, iyo mushaar la siinayo 5 tii bil 100 doolar oo kaliya in aanu sugeyn amni, islamarkaana lagu halayn Karin cid waliba waa ay ogtahay.\u201d Ayuu yiri Tarsan oo u waramay Idaacada Goobjoog.<br \/>\nSidoo kale Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu tilmaamay inaysan aduunka ka jirin dal dal kale u dhisaayo ciidan qaran, balse Dowladda Soomaaliya looga fadhiyo dhismaha ciidan qaran,wuxuuna warkiisa intaasi  ku daray hadii aan la helin ciidan qaran oo cirka, dhulka iyo badda ku filan in taasi macnaheeda ay tahay Dowladnimada Soomaaliya inaysan dhameystirneyn.<br \/>\n\u201cAduunka ciidamo la\u2019iskuma dhiso, ciidamo wax isku dhisa ma jiro, wadankaan ciidamo Soomaaliyeed oo la dhiso amni ma noqonayo, xuduudka wadanka oo ciidamo Soomaaliyeed ilaalin oo dowladaha deriska la nahay xudeedkeeda aysan ciidamadeena tagin wadankaan amni ma noqonayo, dowladnimada wey kala dhiman tahay, ma ilaalin karnaa cir dhul iyo Bad, maka war qabnaa ciidamada dowladaha deriska ee soo galaya inta uu la eg yahay cadadkooda, fasax managa qaataan marka ay shacabka duqeynayaan.\u201d Ayuu yiri Tarsan.<br \/>\nHadalka Guddoomiye Tarsan ayaa ku soo aadaya, xilli ciidamada Dowladda Soomaaliya aysan si joogto ah bil waliba u helin xuquuqdii ay Dowladda ku lahaayeen, iyaga oo u dhimana, una dhaawacmaya magaca Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur \u201cTarsan\u201d ayaa ka hadlay dhisida ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo in Dowladda laga rabo inay xooga saarto helida ciidamo qaran oo hanta amniga guud ee dalka Soomaaliya. Tarsan, wuxuu sheegay in dhismaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay muhiim u tahay guud ahaan ammaanka dalka Soomaaliya, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24162","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24162"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24164,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24162\/revisions\/24164"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}