{"id":24153,"date":"2015-04-04T07:09:18","date_gmt":"2015-04-04T04:09:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24153"},"modified":"2015-04-04T07:09:18","modified_gmt":"2015-04-04T04:09:18","slug":"madaxweynaha-dalka-mareykanka-barack-obama-oo-ka-hadlay-weerarkii-gaarisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/madaxweynaha-dalka-mareykanka-barack-obama-oo-ka-hadlay-weerarkii-gaarisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama Oo Ka Hadlay Weerarkii Gaarisa."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/obam.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/obam-150x150.jpg\" alt=\"obam\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24154\" \/><\/a>Barack Obama Madaxweynaha Mareykanka ayaa telefoonka kula xiriiray dhigiisa Kenya, si uu u cambaareeyo weerarkii ay al-Shabaab Khamiistii ku qaaday jaamacad ku taalla magaalada Gaarisa Ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhimatay 147 qof oo arday u badan.<\/p>\n<p>Mr Obama ayaa weerarka ku tilmaamay ficil aad u xun, waxaana uu intaa ku daray in dhammaadka sanadkan uu booqasho ku tegi doono Kenya.<\/p>\n<p>Booliska magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in ragga weerarka fuliyay ay ku hadlayeen luuqada Sawaaxiliga, balse ay u muuqdeen kuwa laga hagayo telefoonadooda.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Laanqeyrta Cas ee Kenya ayaa sheegtay in la helay afar qof oo dheeraad ah oo ka bad baaday weerarkii Khamiistii, laba ka mid ahna ay yihiin la tuhunsanayaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barack Obama Madaxweynaha Mareykanka ayaa telefoonka kula xiriiray dhigiisa Kenya, si uu u cambaareeyo weerarkii ay al-Shabaab Khamiistii ku qaaday jaamacad ku taalla magaalada Gaarisa Ee Dalka Kenya. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhimatay 147 qof oo arday u badan. Mr Obama ayaa weerarka ku tilmaamay ficil aad u xun, waxaana uu intaa ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24153","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24155,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24153\/revisions\/24155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}