{"id":24146,"date":"2015-04-04T04:37:21","date_gmt":"2015-04-04T01:37:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24146"},"modified":"2015-04-04T04:37:48","modified_gmt":"2015-04-04T01:37:48","slug":"kenya-weerarkaasi-waxaa-soo-abaabulay-maxed-dulyadeyn-halka-uu-ku-suganyahayna-cidii-soo-sheegta-waxaan-siindoonnaa-200000-doller-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/kenya-weerarkaasi-waxaa-soo-abaabulay-maxed-dulyadeyn-halka-uu-ku-suganyahayna-cidii-soo-sheegta-waxaan-siindoonnaa-200000-doller-ah\/","title":{"rendered":"Kenya&#8221; Weerarkaasi Waxaa Soo Abaabulay (Max&#8217;ed Dulyadeyn) Halka Uu Ku Suganyahayna Cidii Soo Sheegta Waxaan Siindoonnaa ($,200,000 Doller) Ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/1-150x150.jpg\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24128\" \/><\/a>Dowlada dalka Kenya bayaan ay ka soo saartay weerarkii dhawaan al-shabaab ay ku qaadeen jaamacad ku taala magaalada gaarisa waqooyi bari ee dalka kenya kaasoo ay ka dhacday xasuuq loo geestay ardaydii wax ka baraneysa halkaasi iyadoona ay masuuliyada weerarkaasi ay sheegteen dagaalyahanada al-shabaab<\/p>\n<p>Bayaankani ayaa dowlada kenya waxa ay ku xusatay In weerarkaasi uu soo abaabulay nin lagu magacaabo Maxamed Kuno oo loo yaqaan Dulyadin ama Gacmadheere, kaasi oo hore macalin uga soo ahaanjiray dugsi ku yaal magaalada Gaarissa, hadana kamid ah hogaamiyayaasha kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxay Dowlada Kenya balan qaaday In Ay Siin doonto lacag ka badan 200 kun oo dollar qofkii soo sheega meesha uu ku sugan yahay hogaamiyahaasi Ama Hey&#8217;adaha Ammaanka La Socod Siiyo Xog Ku Aadan Shaqsigaasi.<\/p>\n<p>Tan Iyo Markii Ciidamo Ka Socda Dowlada Kenya Ay Weerar Cir Iyo Dhul Ah Ku Soo Galeeen Qeybo Ka Mid Ah Dalka Soomaaliya Ayaa Waxaa Isasoo Tarayey Weerarada Al-shabaab Ay Ka Geesanayaan Magaalooyin Ka Tirsan Dalka Kenya Kaasi Oo Ay Xasuuq Ba&#8217;an Ugu Geesanayaan Shacabka Kenyanka Ah Waxaana Dowlada Kenya Xilligaan Ay Shalaay Ka Taagantahay Soo Galitaanka Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada dalka Kenya bayaan ay ka soo saartay weerarkii dhawaan al-shabaab ay ku qaadeen jaamacad ku taala magaalada gaarisa waqooyi bari ee dalka kenya kaasoo ay ka dhacday xasuuq loo geestay ardaydii wax ka baraneysa halkaasi iyadoona ay masuuliyada weerarkaasi ay sheegteen dagaalyahanada al-shabaab Bayaankani ayaa dowlada kenya waxa ay ku xusatay In weerarkaasi uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24146","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24146"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24148,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24146\/revisions\/24148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}