{"id":2414,"date":"2011-07-26T16:13:30","date_gmt":"2011-07-26T16:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2414"},"modified":"2011-07-26T16:13:30","modified_gmt":"2011-07-26T16:13:30","slug":"wal-wal-xooggan-oo-soo-wajahay-ciidamada-shisheeye-maadaama-ay-soo-dhowdaha-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/wal-wal-xooggan-oo-soo-wajahay-ciidamada-shisheeye-maadaama-ay-soo-dhowdaha-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Wal wal xooggan oo soo wajahay ciidamada shisheeye maadaama ay soo dhowdaha bisha Ramadaan."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/amisom12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2416\" title=\"amisom1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/amisom12-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/amisom12-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/amisom12.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p>Ciidaamda shisheeye ee Uganda iyo Burundi ayaa sida wararka aynu ku<br \/>\nheleyno waxaa soo wajahay cabsi tii ugu xooganeyd kadib markii ay aad<br \/>\nusoo dhawaatay bisha Ramadaan oo looga bartay in ay dagaalo ku qaadaan<br \/>\nXarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah ciidamada shisheeye ayaa la xaqiijiyay in ay fasax<br \/>\ndalbadeen halka qaar kalana ay sheegteen xanuuno xagga maskaxda ah si<br \/>\nay u helaan firsado ay uga maqnaadaan dagaalada soonka looga bartay<br \/>\nMujaahidiinta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Inkastoo aanan la ogeyn in soonkan ay Xarakada Mujaahaidiinta<br \/>\nAl-Shabaab weerareyso ciidamada shisheeye ayaa haddana ciidamada<br \/>\nshisheeye waxa ay yihiin kuwa isku dhex yaacay oo fiiro gaar ah u leh<br \/>\nweerar kaga yimaada dhinacaasi.<\/p>\n<p>Taliyaha ugu sareeya shisheeyaha ayaa la xaqiijiyay inuu dhawaan<br \/>\ndalbaday ciidamo dheeraad ah oo aanan wacyiga la socon iyo ciidamo ka<br \/>\ntirsan kuwa dowladda KMG ah si iyaga dabka loo galiyo laakin illaa iyo<br \/>\nhadda lama oga waxa u hir galay taliyaha.<\/p>\n<p>Soonkii hore ayey ahayd markii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay<br \/>\nciidamada shisheeye iyo Maleeshiyaadka dowladda ku qaadeen dagaal<br \/>\nculus oo loogu magac daray &#8220;soo gabagabeynta kuwa soo xadgudbay&#8221;<br \/>\ndagaalkaas waxaa ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda looga<br \/>\nqabsaday dhul badan waxaana gaaray khasaare nafeed oo illaa iyo hadda<br \/>\naaney kasoo kabsan<\/p>\n<p><strong><em>\u3000<\/p>\n<p>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ciidaamda shisheeye ee Uganda iyo Burundi ayaa sida wararka aynu ku heleyno waxaa soo wajahay cabsi tii ugu xooganeyd kadib markii ay aad usoo dhawaatay bisha Ramadaan oo looga bartay in ay dagaalo ku qaadaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Qaar kamid ah ciidamada shisheeye ayaa la xaqiijiyay in ay fasax dalbadeen halka qaar kalana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2414","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2417,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2414\/revisions\/2417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}