{"id":24115,"date":"2015-04-03T17:20:20","date_gmt":"2015-04-03T14:20:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24115"},"modified":"2015-04-03T17:20:20","modified_gmt":"2015-04-03T14:20:20","slug":"sheekh-cali-dheere-oo-sharaxaad-ka-bixiyay-sababta-ay-u-weerareen-jaamacada-gaarisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/sheekh-cali-dheere-oo-sharaxaad-ka-bixiyay-sababta-ay-u-weerareen-jaamacada-gaarisa\/","title":{"rendered":"Sheekh Cali Dheere oo Sharaxaad ka bixiyay Sababta ay u Weerareen Jaamacada Gaarisa"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24115 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/04\/sheekh-cali-dheere-oo-sharaxaad-ka-bixiyay-sababta-ay-u-weerareen-jaamacada-gaarisa\/rrrrrrrr\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/rrrrrrrr-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Afhayeenka Guud ee Xarakada Al-Shabaab ayaa shir jaraa&#8217;id uu qabtay waxa uu faah faahin dheeri ah uga bixiyay Weerarkii dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ku galeen Jaamacada Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in Weerarka Jaamacada Gaarisa ay ku qaadeen uu Jawaab u yahay Weerarka Gardarada ah uu sheegay in Ciidamada Kenya kusoo qaadeen gudaha Soomaaliya iyo dhibataooyinka Ciidamada Kenya ku hayaan Muslimiinta kunool gudaha Kenya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-Shabaab ayaa ka hadlay sababta keentay in ay Weeraraan Jamaacda Gaarisa oo ah goobta wax lagu harto , waxa uuna tilmaamay in Jaamacadaas ay aheyd goob lagu faafiyo manhajka kirishtaanka ah, isla markaana dad meelo kala duwan laga keenay la dejiyay xarunta jaamacadda Gaarisa.<\/p>\n<p>Waxa kale sheegay Afhayeenka Al-Shabaab in ragii hubeesnaa ee Weerarka ku galay Dhismaha Jaamacada ay kala saareen dadka Muslimiinta ah iyo kuwa Masiixiyiinta ah, waxa uuna intaa raaciyay in kaliya ay raga hubeesan dilayeen dadka aan Muslimka ahey kuwa Muslimiinta ahna ay fasxayeen.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere ayaa u hambalyeeyay Ragii Weerarka ku qaaday Xarunta Jaamacada Gaarisa ee Dadka badan ku laayay, waxa uuna ragaasi ku tilmaamay geesiyaal ka farxiyay Dadka Muslimiinta ah ee dhibka ku hayaan Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sheegay in dowladda Kenya ay iska dhega tirtay dhammaan digniinihii ay ay ujeediyeen oo ahaa in duullaanka gardarrada ah ay ka joojiyaan shacabka Soomaaliyeed sidaasi daraadeedna shabaabul Mujaahidiin ay digniinihii ubedeshay Ficil.<\/p>\n<p>&#8220;Kenya waxa ay gashay waa wax aad u adag oo ay aqoonteeda laheyn digniinihii aan ujeedinay dhegaha ayay ka furaysatay maantana mujahidiintu ficil ayay ugu bedeleen&#8221;ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.<\/p>\n<p>Hadalka Afhayeenka Al-Shabaab ayaa imaanaya xili rag hubeesan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerar ku galeen Dhismaha Jaamacada Gaarisa, waxaana Weerarkaasi lagu dilay in kabadan 147-qof oo u badnaa arday wax ka dhiganeysay Jaamacadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Guud ee Xarakada Al-Shabaab ayaa shir jaraa&#8217;id uu qabtay waxa uu faah faahin dheeri ah uga bixiyay Weerarkii dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ku galeen Jaamacada Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in Weerarka Jaamacada Gaarisa ay ku qaadeen uu Jawaab u yahay Weerarka Gardarada ah uu sheegay in Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24115","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24115\/revisions\/24117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}