{"id":24102,"date":"2015-03-28T15:56:54","date_gmt":"2015-03-28T12:56:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24102"},"modified":"2015-03-28T16:27:06","modified_gmt":"2015-03-28T13:27:06","slug":"weerarka-al-shabaab-ay-ku-qaadeen-hotelka-makka-al-mukarama-oo-maalintii-2-aad-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/weerarka-al-shabaab-ay-ku-qaadeen-hotelka-makka-al-mukarama-oo-maalintii-2-aad-qaatay\/","title":{"rendered":"Weerarka Al-Shabaab Ay Ku Qaadeen Hotelka Makka Al-Mukarama Oo Maalintii 2-Aad Qaatay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hotel-makka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hotel-makka-150x150.jpg\" alt=\"hotel makka\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24104\" \/><\/a>Ciidamada DF-ka Ayaa Wali La Sheegayaa In Ay foodda geli la&#8217;yihiin Hoteelka Makka Al-Mukarama Waxayna Xoogaga xarakada shabaab ay wali howlgal ka wada Hoteelka Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho oo xalay fiidkii ay dagaal ku qabsadeen. <\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa La sheegayaa in rasaas xooggan ay ka dhacayso gudaha Hoteelka iyadoona ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda Soomaaliya Ku Howlan Yihiin Sidii Ay U Soo Afjari Lahaayeen Weerarkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in Xoogaga Halkaasi Weeraray ay si buuxda gacanta ugu hayaan hoteelka iyagoona gudaha Ay Ku Go&#8217;doonsanyihiin saraakiil iyo mas\u2019uuliyiin katirsan DF-ka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Illaa Iyo Xilligaan Dhimashada ka dhalatay weerarka Hoteelka Makka ayaa gaaray Ku Dhawaad 25-Ruux oo ubadan Dad Shacab Ah Oo Halkaasi Ku Sugnaa Iyo Kuwa Meeshaa Deegaan Ku Ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada DF-ka Ayaa Wali La Sheegayaa In Ay foodda geli la&#8217;yihiin Hoteelka Makka Al-Mukarama Waxayna Xoogaga xarakada shabaab ay wali howlgal ka wada Hoteelka Makka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho oo xalay fiidkii ay dagaal ku qabsadeen. Sidoo Kale Waxaa La sheegayaa in rasaas xooggan ay ka dhacayso gudaha Hoteelka iyadoona ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24102","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24102"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24106,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24102\/revisions\/24106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}