{"id":2410,"date":"2011-07-26T16:03:15","date_gmt":"2011-07-26T16:03:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2410"},"modified":"2011-07-26T16:03:15","modified_gmt":"2011-07-26T16:03:15","slug":"idaacadaha-muqdisho-oo-ku-hawlan-barnaamijo-ay-ugu-talagaleen-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/idaacadaha-muqdisho-oo-ku-hawlan-barnaamijo-ay-ugu-talagaleen-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Idaacadaha Muqdisho oo ku hawlan barnaamijo ay ugu talagaleen bisha Ramadaan."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/ramadan1-131.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2412\" title=\"ramadan1-13\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/ramadan1-131-300x190.jpg\" alt=\"\" width=\"477\" height=\"219\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Idaacadaha magaalada Muqdisho oo ah kuwa aad u tiro badan ayaa haatan<br \/>\nwaxa ay ku hawlanyihiin diyaarinta barnaamijyo ay ugu talagaleen bisha<br \/>\nbarakeysan ee ramadaan iyadoona idaacad walba ay barnaamijyadeeda ka<br \/>\nleedahay dan iyada u khaas ahi.<\/p>\n<p>Waxaad moodaa in idaacaduhu isku mid ka yihiin inta badan<br \/>\nbarnaamijyada gaar ahaan xagga tartanka laakin waxa ay ku kala<br \/>\nduwanyihiin xagga jabaqda ama heesaha.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah war baahinta waaba diini oo masii daayaan heesaha<br \/>\niyadoona qar kamid ah wariyaasha ka hal gala mid kamid ah idaacadaha<br \/>\nsii daaya heesaha uu Warsom u sheegay in ay joojinayaan heesaha marka<br \/>\nla gaaro bisha ramadaan. Laakin idaacadaha kale ee heesaha sii daaya<br \/>\naynu ka helnay in aysan joojin doonin heesaha oo ay culimadu ku<br \/>\ntilmaamaan wax xaaraan ku ah qofka muslimka siiba maalinta la<br \/>\nsoomanyahay.<\/p>\n<p>Arintan waxay kamid noqoneysaa khaldaadka dhinaca diiniga ah ee ka<br \/>\ndhaca war baahinta maxalliga ah qaarkood oo ku caanbaxay in ay dadka<br \/>\nka weeciyaan wadiiqada lagu helo jannada iyo raali ahaanshaha Eebe.<\/p>\n<p>Waxaa jira idaacado dhallinyarada u diida in ay ka qeyb galaan<br \/>\njamaacada Masjidka waana idaacadaha sii daaya barnaamijka ciyaaraha oo<br \/>\nay la fiirsadeen waqtiga la galayo salaadaha siiba salaada duhurka,<br \/>\niyadoona arintaasi lagu tilmaamay mid meel fog ka timid madaxda<br \/>\nwarbaahintaasna lacago lagu siiyo si dhallinyarada looga duwo xagga<br \/>\ncibaadada.<\/p>\n<p>Aqriste bal bari oo kuugu horeysa haddaad Muqdisho joojto shido inta<br \/>\nbadan war baahinta xilliga salaada duhur waxaad maqleysaa iyagoo<br \/>\ntabinaya barnaamijka ciyaaraha.<\/p>\n<p>haddaba warbaahintaasi iyada ah ayaa hadda la sheegayaa in bisha soon<br \/>\nay sii laba jibbaarayaan barnaamijyada noocaas ah iyo heesaha taasoo<br \/>\nah arin bareer ah oo dadka looga weecinayo dhaqankooda iyo diintooda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee saxafi walba ama war baahin walba waxaa la<br \/>\ngudboon in ay diiwaanka galiso in wax walba ay taariikhda galayaan<br \/>\ndhageystayaashuna ay yihiin dadka bulshada ugu caqliga badan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Idaacadaha magaalada Muqdisho oo ah kuwa aad u tiro badan ayaa haatan waxa ay ku hawlanyihiin diyaarinta barnaamijyo ay ugu talagaleen bisha barakeysan ee ramadaan iyadoona idaacad walba ay barnaamijyadeeda ka leedahay dan iyada u khaas ahi. Waxaad moodaa in idaacaduhu isku mid ka yihiin inta badan barnaamijyada gaar ahaan xagga tartanka laakin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2410","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2413,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2410\/revisions\/2413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}