{"id":24099,"date":"2015-03-27T12:44:33","date_gmt":"2015-03-27T09:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24099"},"modified":"2015-03-27T12:44:33","modified_gmt":"2015-03-27T09:44:33","slug":"mid-kamid-ah-nabadonadii-kulanka-laqaatey-madaxweynaha-oo-sheegey-in-wali-ay-kutaagan-yihiin-mooqif-koodi-ahaa-in-shirka-maamul-usameynta-lagu-qabto-dhuuso-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/mid-kamid-ah-nabadonadii-kulanka-laqaatey-madaxweynaha-oo-sheegey-in-wali-ay-kutaagan-yihiin-mooqif-koodi-ahaa-in-shirka-maamul-usameynta-lagu-qabto-dhuuso-mareeb\/","title":{"rendered":"Mid Kamid Ah Nabadonadii Kulanka Laqaatey Madaxweynaha Oo Sheegey In Wali Ay Kutaagan Yihiin Mooqif Koodi Ahaa In Shirka Maamul Usameynta Lagu Qabto Dhuuso-mareeb."},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24099 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/mid-kamid-ah-nabadonadii-kulanka-laqaatey-madaxweynaha-oo-sheegey-in-wali-ay-kutaagan-yihiin-mooqif-koodi-ahaa-in-shirka-maamul-usameynta-lagu-qabto-dhuuso-mareeb\/odayaasha-150x150\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/odayaasha-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Nabadoon Maxamed Nuur Diini oo ka mid ah Odayaashii ka qeyb galay kulanka Ee Layeesheyn Madaxweynaha  ayaa sheegay in uusan weli isbedalin go\u2019aankoodii ahaa inuu shirku ka dhoco Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Nabadoon Maxamed Nuur Diini oo ka mid ah Odayaashaasi ayaa sheegay in kulanka Madaxweynaha uga dhageysteen aragtidiisa ku aadan halka uu ku haboonyahay in uu shirku ka dhaco oo uu ku sheegay Magaalada Cadaado arintaasi oo uu tilmaamay in aysan qaadan Odayaasha Dhaqanka ee Gobolada dhexe,<\/p>\n<p>Waxa uu Tilmaamay in ay ku taagan yihiin Mowqifkoodii hore isla markaasina ay u cuskanayaan Dastuurka KMG ah ee Dalka oo u Ogolaanaya Dhaqanka in ay ka tashadaan Dhismaha Maamulka Deegaanadooda.<\/p>\n<p>Nabadoonkan ayaa sheegay in ay jiraan Dul Duleelo ka Muuqanaya dhaqan gelinta heshiiskii Maamul dhisida ee Muqdisho, oo qodobadii lagu heshiiyay qaarkood uu sheegay in aysan dhaqan gelin kuwaasi oo ay ka mid tahay in Ciidamada AMISOM ay tagaan Dagmada Cadaado arintaasi oo aan weli Suuragelin sida uu sheegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabadoon Maxamed Nuur Diini oo ka mid ah Odayaashii ka qeyb galay kulanka Ee Layeesheyn Madaxweynaha ayaa sheegay in uusan weli isbedalin go\u2019aankoodii ahaa inuu shirku ka dhoco Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Nabadoon Maxamed Nuur Diini oo ka mid ah Odayaashaasi ayaa sheegay in kulanka Madaxweynaha uga dhageysteen aragtidiisa ku aadan halka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24099","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24101,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24099\/revisions\/24101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}