{"id":24093,"date":"2015-03-25T10:19:50","date_gmt":"2015-03-25T07:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24093"},"modified":"2015-03-25T10:19:50","modified_gmt":"2015-03-25T07:19:50","slug":"maxamed-daahir-ma-ogi-ilaa-iyo-hadda-waxa-aan-u-xirnahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/maxamed-daahir-ma-ogi-ilaa-iyo-hadda-waxa-aan-u-xirnahay\/","title":{"rendered":"Maxamed Daahir &#8221; Ma ogi ilaa iyo hadda waxa aan u xirnahay"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24093 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/maxamed-daahir-ma-ogi-ilaa-iyo-hadda-waxa-aan-u-xirnahay\/hhhhhhhhhhhhhhh\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhhhh-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhhhh-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhhhh.jpg 210w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Taliyahii Ciidanka Booliska ee Dagmada Hodan Gaashaanle sare Maxamed Daahir oo hadda Tuhmane ah isla markaana ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegay in uusan ogeyn waxa uu u xiranyahay, isagoo xusay in aan lagu heyn wax dambi ah .<br \/>\nMaxamed daahir ayaa sheegay in ujeedka lagu soo xiray uu u maleynayo in ay tahay xiriiri uu la sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ay muudo isla soo shaqeeyeen waagii ay kawada tirsanaayeen Ururkii bur buray ee Maxakamadaha Islaamiga la oran jiray.<\/p>\n<p>\u201dUjeedka la ii soo xiray waxaan u maleynayaa in ay tahay Xiriir joogta ah oo naga dhaxeeyey Bilihii lasoo dhaafay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed islamarkaana aan kuwada hadleeynay Qadka taleefanka ilaa iyo haddana ma ogi Sababaha la ii heysto mana la ii sheegin &#8221;<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Maxamed Dahir Taliyahii hore ee Ciidanka Booliska Dagmada Hodan ayaa xarigiisa Shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta qaar waxa ay ku tilmaameyn in uu yahay mid Sharci daro islamarkaana Dowlada Soomaaliya ay ku qaldantahay .<\/p>\n<p>Maxamed Daahir ayaa waxa uu horey uga mid ahaa Ururkii bur buray ee Maxkamadaha Islaamiga la oran jiray<\/p>\n<p>Isagoona Waqtiyadii dambe uu ka tanaasulay Fikirka ururkaasi waxa uuna qaatay Nidaamka Dowladnimada ah .<\/p>\n<p>Taliyahii Ciidanka Booliska Dagmada Hodan Gaashaanle sare Maxamed Daahir ayaa waxa uu ahaa nin howl kar ah oo ay dhab ka aheyd u adeega Ummada Soomaaliyeed isagoona xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladahii Dalka soo maray <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyahii Ciidanka Booliska ee Dagmada Hodan Gaashaanle sare Maxamed Daahir oo hadda Tuhmane ah isla markaana ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegay in uusan ogeyn waxa uu u xiranyahay, isagoo xusay in aan lagu heyn wax dambi ah . Maxamed daahir ayaa sheegay in ujeedka lagu soo xiray uu u maleynayo in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24095,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24093\/revisions\/24095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}