{"id":24089,"date":"2015-03-25T10:00:52","date_gmt":"2015-03-25T07:00:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24089"},"modified":"2015-03-25T10:00:52","modified_gmt":"2015-03-25T07:00:52","slug":"wariye-caan-ah-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/wariye-caan-ah-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Wariye Caan ah oo Xabsi daa&#8221;in lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24089 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/wariye-caan-ah-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay\/thumb\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/thumb-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/thumb-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/thumb.jpg 210w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Ismaaciil Buurgaabo oo kamid ahaa Wariyaasha ka howl gala Tvga caalamiga ah Estv ayaa maanta xukuntay maxakamada magaalada Jigjiga.<br \/>\nBuurgaabo oo lagu soo waramayo in si ba\u2019an loo Jir dilay ayaa markii maxkamada lakeenay waxaa kamuuqday dhaawacyo culculus oo ay u gaysteen Ciidamada Liyuu Booliska oo dhowaan isla maxkamada maanta xukuntay si xoog ah uga qaatay.<\/p>\n<p>Goob Jooge ayaa sheegay in Ismaaciil Buurgaabo aan wax dambi lagu Oogin xeer ilaalinta maxkamaduna aysan wax Dacwad ah kasheegin maxkamada Horteeda, balse Garsooraha maxkmada ayaa ku dhawaaqay Go\u2019aanka maxkamada oo uu kusheegay in Ismaaciil Buurgaabo lagu Xukumay Xabsi daa\u201din ama Cimrigaa haku furto<\/p>\n<p>Go\u2019aankani ayaa la aaminsan yahay inuusan ahayn mid kayimid Garsoore maxkamada Jigjiga  balse uu yahay mid Afka looga sheegay, waxaana lala xukumay Buurgaabo 2-dhalinyaro kale ah oo ay Buurgaabo Qaraabo dhow yihiin, kuwaasi oo lagu kala magacaaboMahad Cismaan xareed &#038; CabdiRaagge Xassan.<\/p>\n<p>3-dani muwaadin ayaa markii xukunkaasi kudhacay waxaa isla markiiba loo GalbiyayJeelka caanka ah ee Jeel ogaadeen, oo ay kujiraan kumanaan shacab ree Ogadenia ah oo mudo dheer halkaasi ku ciqaaban.<\/p>\n<p>dhinaca kale waxaa Itoobiya wali si xaqdarro ah ugu xiran Wariye Maxamad Aways Muudeey Boqorka Bartamaha oo ka mida Wariyayaasha Ruug Cadaaga ah ee Somalia, Kaasoo Maxkamad la soo hor taagay Addisababa ay ku xukuntay Xabsi Dheer, kadib markii lagu eedeeyay inuu ka mid yahay Ururka hubaysan ee Al-Shabaab. Waxaana la wada og yahay in Boqorka Bartamaha uu uga cararay Muqdisho Al-Shabaab, taasoo ka yaabisay dad badan in Kooxdii uu Naftiisa uga baqay lagu soo eedeeyo inuu ka mid yahay.<\/p>\n<p>Dawladda Somalia kama aysan qaadan doorkii loo baahnaa sii daynta Muwaadinkaa Soomaaliyeed ee lagu hilmaamay Xabsiga Itoobiya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ismaaciil Buurgaabo oo kamid ahaa Wariyaasha ka howl gala Tvga caalamiga ah Estv ayaa maanta xukuntay maxakamada magaalada Jigjiga. Buurgaabo oo lagu soo waramayo in si ba\u2019an loo Jir dilay ayaa markii maxkamada lakeenay waxaa kamuuqday dhaawacyo culculus oo ay u gaysteen Ciidamada Liyuu Booliska oo dhowaan isla maxkamada maanta xukuntay si xoog ah uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24089","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24091,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24089\/revisions\/24091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}