{"id":24076,"date":"2015-03-24T20:38:26","date_gmt":"2015-03-24T17:38:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24076"},"modified":"2015-03-24T20:40:22","modified_gmt":"2015-03-24T17:40:22","slug":"24076","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/24076\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Gobolka Gal-Gaduud."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hassan_shuusamareeb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hassan_shuusamareeb-150x150.jpg\" alt=\"hassan_shuusamareeb\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24077\" \/><\/a>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, Iyadoona Booqashada madaxweynaha ay la xiriirtay kadib markii wejigii hore ee shirka maamul u sameynta gobolada dhexe, <\/p>\n<p>Socdaalka madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dhaqangelinta Hiigsiga 2016, oo qodobada ugu muhiimsan ay ka mid yihiin dhameystirka dhismaha dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>\u201cXasan Sheekh Maxamuud\u201c Aad baan ugu faraxsanahay horumarka ay sameeyeen odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada, dadaalka ay ugu jiraan dhismaha maamulka gobollada dhexe, dowladduna si buuxda ayay u taageersan tahay una garab istaageysaa hawlahan maamulka lagu soo dhisayo\u201d, ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Booqashadiisa ayaa ku soo beegmesya, xilli odoyaasha shirku uga socdey Dhuusamareeb ay soo saareen war murtiyeed ay ku sheegayaan in Shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe uu ka furmaayo Dhuusamareeb maalinta Arbacada ah ee 25.02.2015, iyaga oo sheegay in ay ka qayb-qaadanayaan 510 ergay. <\/p>\n<p>Tani ayaa ah mid khilaafsan sida uu horey Madaxweynuhu u sheegay oo ahayd in shirka dib u heshiisiinta beelaha goboladaas uu ka dhacaayo Dhuusamareeb, halka shirka maamulka lagu dhisaayo lagu qaban doono Cadaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, Iyadoona Booqashada madaxweynaha ay la xiriirtay kadib markii wejigii hore ee shirka maamul u sameynta gobolada dhexe, Socdaalka madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dhaqangelinta Hiigsiga 2016, oo qodobada ugu muhiimsan ay ka mid yihiin dhameystirka dhismaha dowlad goboleedyada. \u201cXasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24076","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24076"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24076\/revisions\/24080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}