{"id":24066,"date":"2015-03-21T19:46:06","date_gmt":"2015-03-21T16:46:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24066"},"modified":"2015-03-21T19:46:06","modified_gmt":"2015-03-21T16:46:06","slug":"hanti-dhawrka-oo-soo-bandhigaya-musuqa-ka-jira-wasaradaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/hanti-dhawrka-oo-soo-bandhigaya-musuqa-ka-jira-wasaradaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Hanti-dhawrka oo Soo Bandhigaya Musuqa Ka Jira Wasaradaha Dowladda"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24066 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/hanti-dhawrka-oo-soo-bandhigaya-musuqa-ka-jira-wasaradaha-dowladda\/rrr\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/RRR.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Hanti \u2013dhawraha Guud ee dowladda Soomaaliya , Nuur Jimcaale Faarax waxa uu u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in ay soo gaba-gabeeyeen baaritaan ay ku wadeen musuq-maasuq la sheegay in uu ka jiro wasaaradaha dowladda Soomaaliya.<br \/>\nNuur Jimcaale, waxa uu tilmaamay in xafiiskiisa uu baaritaan ku sameyay dhamaan 25 wasaaradood ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, isla markaana natiijada baaritaankii ay sameeyeen ay ka horsheegi doonaan Barlamanka Soomaaliya marka uu fasaxa ka soo laabto bisha soo aadan.<br \/>\n\u201cWaxaa jira dhaqaalo si qaldan loo maamulay inta badan wasaaradaha\u201d. Nuur Jimcaale Faarax Hanti-dhawraha Qaramla Soomaaliya ayaa sidaasi u sheegay wakaalada wararka ee Reuters.<br \/>\nDowladdu kama jawaabin hadalka ka Hanti dhawraha markii ay Wakaalada Wararka ee Reuters la xiriirtay.<br \/>\nNuur Jimcaale Faarax uu dhanka kale sheegay in 7 ruux oo kamid ahaa shaqaalaha xafiiskiisa uu shaqada ka ceyriyay markii ay lacago laaluush ah ka qaateen qaarka mid ah wasaaradaha xiliga oo lagu jiray baaritaan.<br \/>\nHoraantii sanadkan warqad loo gudbiyay Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa cabasha looga muujiyay Hantidhawrka Nuur Jimcaale Faarax.<br \/>\n\u201cRa\u2019iisal wasaaraha waxa uu isiiyay codkiisa kalsoonida\u201d. Nuur Jimcaale Faarax ayaa sidaasi u sheegay Reuters isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.<br \/>\nWarbixinta Hantidhawraha ayaa shaki badan galin doonta Rajooyinka dowladda Soomaaliya ay ka leedahay beesha caalamka, oo ku aadan in si toos ah taageerada loo siiyo dowlada Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanti \u2013dhawraha Guud ee dowladda Soomaaliya , Nuur Jimcaale Faarax waxa uu u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in ay soo gaba-gabeeyeen baaritaan ay ku wadeen musuq-maasuq la sheegay in uu ka jiro wasaaradaha dowladda Soomaaliya. Nuur Jimcaale, waxa uu tilmaamay in xafiiskiisa uu baaritaan ku sameyay dhamaan 25 wasaaradood ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24066","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24066\/revisions\/24068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}