{"id":24048,"date":"2015-03-17T11:21:25","date_gmt":"2015-03-17T08:21:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24048"},"modified":"2015-03-17T11:21:25","modified_gmt":"2015-03-17T08:21:25","slug":"ciidamada-barre-hiiraale-oo-xabsi-lagu-guray-kismaayo-arrin-ay-shaaciyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/ciidamada-barre-hiiraale-oo-xabsi-lagu-guray-kismaayo-arrin-ay-shaaciyeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Barre Hiiraale oo xabsi lagu guray, Kismaayo &#038; arrin ay shaaciyeen"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24048 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/ciidamada-barre-hiiraale-oo-xabsi-lagu-guray-kismaayo-arrin-ay-shaaciyeen\/bare-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"149\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/bare.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Saraakiisha ciidamada Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen iney ku hayaan saraakiisha Kenya iyo kuwa Axmed Madoobe.<br \/>\nMid kamid ah saraakiishaasi oo la hadlay Radio Risaala ayaa sheegay in ciidamada Kenyan-ka ay kala kulmaan dhibaatooyin badan, sida uu sheegeyna lagu xareeyay hal meel.<br \/>\nC\/qaadir Xuseen Cali, oo kamid ah saraakiisha ciidamada Barre Hiiraale, ayaa cadeeyay iney dhibaato ku qabaan goobta lagu xareeyay, isagoo sheegay in qiyaano ay ku sameysay dowlada Soomaaliya.<br \/>\n\u201cAnaga maxaabiis baan nahay, wax noo maqan ma jiraan silig ayaan ku xiran nahay, Qiyaano ayaa nalagu sameeyay, waxba ma qaban karno, dowladii halkaan nagu xareysay waxaan leenahay wax haka qabato dhibaatada ay nagu hayaan Kenyan\u201d.<br \/>\n\u201cShalay ayaa noogu dambeysay labo askari ayaa nalaga dilay, maalin walbaa dhibkaan ayaa na heysta\u201dayuu yiri C\/qaadir Xuseen.<br \/>\nSanadkii lasoo dhaafay ayaa ciidamada Barre Hiiraale kadib hishiis la kala saxiixday lagu geeyay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halka qaarkood ay ku sugnaayeen deegaanka Goobweyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen iney ku hayaan saraakiisha Kenya iyo kuwa Axmed Madoobe. Mid kamid ah saraakiishaasi oo la hadlay Radio Risaala ayaa sheegay in ciidamada Kenyan-ka ay kala kulmaan dhibaatooyin badan, sida uu sheegeyna lagu xareeyay hal meel. C\/qaadir Xuseen Cali, oo kamid ah saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24048","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24050,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24048\/revisions\/24050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}