{"id":24039,"date":"2015-03-14T11:52:27","date_gmt":"2015-03-14T08:52:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24039"},"modified":"2015-03-14T11:52:27","modified_gmt":"2015-03-14T08:52:27","slug":"gaadiid-dagaal-iyo-ciidan-si-xoogan-u-hubeysan-oo-u-dhaqaaqay-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/gaadiid-dagaal-iyo-ciidan-si-xoogan-u-hubeysan-oo-u-dhaqaaqay-deegaanka\/","title":{"rendered":"Gaadiid dagaal iyo ciidan si xoogan u hubeysan oo u dhaqaaqay deegaanka.."},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24039 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/gaadiid-dagaal-iyo-ciidan-si-xoogan-u-hubeysan-oo-u-dhaqaaqay-deegaanka\/attachment\/44444\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/44444-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Ciidamo ka tirsan Milatariga DF Somalia ay u ruqaansadeen Dhanka Degmada Buulabarde.<br \/>\nCiidamadaani oo aad u hubeysan ayaa waxa ay kasoo baxeen Magaalada Baledweyne, waxa uuna Ujeedkoodu yahay in 24-saac gudaheeda ay kula wareegan deegaano dhowr ah oo ay halkaasi uga sugan yihiin Maleeshiyada Alshabaab.<br \/>\nC\/llahi Xassan Rooble oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada DF Somalia, ayaa sheegay in Ciidamadaani loo diray Buulabarde ay yihiin kuwo ka qaadaya Go\u2019doominta Al-shabaab ay saareen degmadaasi, waxa uuna tilmaamay in dhamaan xuquuqdooda loo dhameystiray.<br \/>\nWaxa uu sheegay in Ciidamadaasi ay hadda ku sugan yihiin Degaanka Beer xaano oo u dhexeysa Magaalada Baledweyne iyo Degmada Buulabarde, halkaasi oo ay ka sahansanayaan qaabka ay deegaanadaasi ku gali lahaayen.<br \/>\nDhinaca kale, Maleeshiyada Al-shabaab ayaa mudo dhowr bil go\u2019doomin ku heysata dhowr deegaan oo hoostaga Gobolka Hiiraan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Ciidamo ka tirsan Milatariga DF Somalia ay u ruqaansadeen Dhanka Degmada Buulabarde. Ciidamadaani oo aad u hubeysan ayaa waxa ay kasoo baxeen Magaalada Baledweyne, waxa uuna Ujeedkoodu yahay in 24-saac gudaheeda ay kula wareegan deegaano dhowr ah oo ay halkaasi uga sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24039","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24041,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24039\/revisions\/24041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}