{"id":24036,"date":"2015-03-14T11:46:47","date_gmt":"2015-03-14T08:46:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24036"},"modified":"2015-03-14T11:46:47","modified_gmt":"2015-03-14T08:46:47","slug":"ethiopia-oo-dhaqaale-ku-bixineysa-arrin-halis-ku-ah-df-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/ethiopia-oo-dhaqaale-ku-bixineysa-arrin-halis-ku-ah-df-soomaaliya\/","title":{"rendered":"ETHIOPIA oo DHAQAALE ku bixineysa arrin halis ku ah DF Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24036 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/ethiopia-oo-dhaqaale-ku-bixineysa-arrin-halis-ku-ah-df-soomaaliya\/attachment\/55555\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/55555-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>iyadoo Dowlada Ethiopia ay Siyaasada Somalia u adeegsaneyso Hogaanka Ahlu sunna Wal-Jameeca, ayaa waxaa hadana soo ifbaxaayo warar hoose oo sheegaya in Ethiopia ay ku howlan tahay Siyaasado lid ku ah awooda DF Somalia.<br \/>\nIlo wareedyo ka tirsan Hogaanka Ahlu sunna ayaa inoo xaqiijiyay in Dowlada Ethiopia ay Ciidamo gaar ah u tababareyso garabyo ka mid ah kooxda Ahlu Sunna, ayna sidoo kale hub badan u ballan qaaday.<br \/>\nCiidamadaani ayaa la tilmaamayaa in Dowlada Ethiopia ay u adeegsan doonto danaheeda gaarka ah, waxaana jiro warar hoose oo sheegaya in dhaqaalaha iyo taabagalinta Ciidamadaasi ay dusha saaratay Ethiopia.<br \/>\nCiidamadaani oo kor u dhaafaya ilaa 500 ayaa laga soo uruuriyay Deegaanada ay ka arimiyaan Ahlu sunna.<br \/>\nArrintaani ayaa imaaneysa, iyadoo uu dagaal ka dhex taagan yahay Ciidamo kala taageersan DF Somalia iyo Ahlu sunna Wal-jameeca, waxa ayna tani sii horseedi doonta dhibaatooyin hor leh oo dhexmara Dowlada iyo Hogaanka Ahlu sunna<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>iyadoo Dowlada Ethiopia ay Siyaasada Somalia u adeegsaneyso Hogaanka Ahlu sunna Wal-Jameeca, ayaa waxaa hadana soo ifbaxaayo warar hoose oo sheegaya in Ethiopia ay ku howlan tahay Siyaasado lid ku ah awooda DF Somalia. Ilo wareedyo ka tirsan Hogaanka Ahlu sunna ayaa inoo xaqiijiyay in Dowlada Ethiopia ay Ciidamo gaar ah u tababareyso garabyo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24036","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24038,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24036\/revisions\/24038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}