{"id":24018,"date":"2015-03-11T12:42:03","date_gmt":"2015-03-11T09:42:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24018"},"modified":"2015-03-11T12:43:33","modified_gmt":"2015-03-11T09:43:33","slug":"al-shabaab-oo-weerartay-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/al-shabaab-oo-weerartay-wanlaweyn\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo weerartay Wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24018 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/xog-alshabaab-oo-degmo-dowlada-maamusho-gaadiid-ka-watay\/iiiiiiiii-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/iiiiiiiii1-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose, halkaasi oo ay la wareegeen saldhigga magaalada iyaga oo aan wax iska cabin ah la kulmin.<br \/>\nDadka deegaanka ayaa warsom.com  u sheegay in ay maqlayeen ragga weerarka soo qaaday oo in muddo ah qaadayay takbiirta, ka hor inta aysan halkaasi isaga bixin.<br \/>\nGuddoomiyaha gobolkaasi Shabeelada Hoose Cabdulqaadir Siidii ayaa xaqiijiyay weerarkaasi, waxa uuna ku eedeeyay Al-Shabaab in ay halkaasi bililiqo ka gaysteen inkastoo aysan jiri warar madax bannaan oo arrintaasi xaqiijinaya.<br \/>\nGuddoomiyaha ayaa intaasi ku daray in dableydaasi weerarka qaaday ay ahaayeen kuwo ka soo cararay qaybo ka mid ah gobolka oo ay u sii socdeen dhanka gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan.<br \/>\nDadka deegaanka ayaa sheegay in dableydaasi ka tirsan Al-Shabaab oo aad u hubaysnaa ay saldhigga ku dileen hal nin ayna qorigi ka qaateen.<br \/>\nWaxa ay intaasi ku darayaan in dableysdaasi ay horey u sii kaxaysteen labo baabuur oo mid ka mid ah uu leeyahay guddoomiyaha degmada Wanlaweyn oo ay gurigiisa ka kaxasyteen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose, halkaasi oo ay la wareegeen saldhigga magaalada iyaga oo aan wax iska cabin ah la kulmin. Dadka deegaanka ayaa warsom.com u sheegay in ay maqlayeen ragga weerarka soo qaaday oo in muddo ah qaadayay takbiirta, ka hor inta aysan halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24018","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24018"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24018\/revisions\/24022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}