{"id":24003,"date":"2015-03-10T10:10:50","date_gmt":"2015-03-10T07:10:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24003"},"modified":"2015-03-10T10:10:50","modified_gmt":"2015-03-10T07:10:50","slug":"fuaad-shoongale-oo-jeediyay-hadal-aan-marnaba-laga-fileyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/fuaad-shoongale-oo-jeediyay-hadal-aan-marnaba-laga-fileyn\/","title":{"rendered":"Fu\u2019aad Shoongale oo jeediyay hadal aan marnaba laga fileyn"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-24003 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/fuaad-shoongale-oo-jeediyay-hadal-aan-marnaba-laga-fileyn\/fffffffff\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/fffffffff-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Fu\u2019aad Maxamed Khalaf Shongole oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Kooxda Al-shabaab ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday hogaamiyaha kooxdaasi Axmed Diiriye, isaga arimo badan ku dhaliilay.<\/p>\n<p>Shongole waxa uu sheegay in Hogaamiyaha uu lasoo baxay dabacsanaan iyo karti xumo,islamarkaana aanu joogin halkii ay ka fileysay xarakada waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>\u201cWeli waxbaa ka maqan amiirka, waxaa loo baahnaa shaqo dar dar ah iyo in Mujaahidiinta la dhiira geliyo, balse hadda waxaasi ma muuqdaan, hogaanka in sidaan uu ku daciifo ama ku niyad jabo ma ahan\u201d Shongole ayaa sidaasi yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Al-shabaab weli awoodooda ay joogto, ayna awoodaan in ay u shaqeeyaan mid ka badan sidii hore, balse uu tilmaamay in hogaan dabacsan uu hadda talada hayo.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab aad ayeey isku khilaafsan yihiin, waxaana sii yaraaneysa awoodii ay dalka ku lahaayeen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fu\u2019aad Maxamed Khalaf Shongole oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Kooxda Al-shabaab ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday hogaamiyaha kooxdaasi Axmed Diiriye, isaga arimo badan ku dhaliilay. Shongole waxa uu sheegay in Hogaamiyaha uu lasoo baxay dabacsanaan iyo karti xumo,islamarkaana aanu joogin halkii ay ka fileysay xarakada waa sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24003","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24005,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24003\/revisions\/24005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}