{"id":23985,"date":"2015-03-09T12:42:38","date_gmt":"2015-03-09T09:42:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23985"},"modified":"2015-03-09T12:42:38","modified_gmt":"2015-03-09T09:42:38","slug":"barre-hiiraale-oo-ku-wajahan-dhuusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/barre-hiiraale-oo-ku-wajahan-dhuusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Barre Hiiraale Oo Ku Wajahan Dhuusa Mareeb"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23985 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/barre-hiiraale-oo-ku-wajahan-dhuusa-mareeb\/hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Xog ay si hoose u heshay Shabakada xoghoose ayaa sheegaysa in Korneel Barre Aada ShireHiiraale uu ku wajahan yahay degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo uu ka soconayo shir dib u heshiisiin ah.<br \/>\nWararka waxay tilmaamayaan in Odayaasha dhaqanka ee halkaasi ku sugan ay casumaad u fidiyeen Barre Hiiraal, waxaana la doonayaa in uu goobjoog ka ahaado gaba gabada shirka DhuusaMareeb.<br \/>\nIlo wareedyo ku dhaw Hiiraale ayaa u sheegay Shabakada xoghoose in maalmaha soo aadan uu u amba bixi doono degmadaasi, ka dib markii uu aqbalay codsigii u yimid.<br \/>\nBarre ayaa ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii dalka, waxaana mar uu soo noqday wasiirka gaashaandhiga dowladii Cabdullaahi Yuusuf, waxaana dhawaan uu ku dagaalamay magaaladaKismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog ay si hoose u heshay Shabakada xoghoose ayaa sheegaysa in Korneel Barre Aada ShireHiiraale uu ku wajahan yahay degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo uu ka soconayo shir dib u heshiisiin ah. Wararka waxay tilmaamayaan in Odayaasha dhaqanka ee halkaasi ku sugan ay casumaad u fidiyeen Barre Hiiraal, waxaana la doonayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23985","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23987,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23985\/revisions\/23987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}