{"id":23981,"date":"2015-03-09T12:39:23","date_gmt":"2015-03-09T09:39:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23981"},"modified":"2015-03-09T12:39:23","modified_gmt":"2015-03-09T09:39:23","slug":"kala-carar-ka-bilawday-degmada-baardheere-ee-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/kala-carar-ka-bilawday-degmada-baardheere-ee-gedo\/","title":{"rendered":"Kala Carar ka bilawday Degmada Baardheere Ee Gedo"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23981 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/kala-carar-ka-bilawday-degmada-baardheere-ee-gedo\/rrrrrrrrrrr-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/rrrrrrrrrrr-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka bilawday kala carar aan caadi ahayn, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in shacab badan ay guryahooda faarujiyeen.<br \/>\nDiyaarado dagaal misane joog hoose ku socda ayaa dul heehaabaya degmada Baardheere, waxaana xaaladda ay ka dhigeen mid aad u qasan, iyadoo shacabka ay la yihiin meel ay ku baxsadaan.<br \/>\nCabsida ayaa ah in diyaaradahaan oo Miigag ah gaarayana Laba ay duqeyn ka geystaan degmadaasi, lamana oga wadanka laga leeyahay diyaaradahaan Baardheere dul heehaabaya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka bilawday kala carar aan caadi ahayn, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in shacab badan ay guryahooda faarujiyeen. Diyaarado dagaal misane joog hoose ku socda ayaa dul heehaabaya degmada Baardheere, waxaana xaaladda ay ka dhigeen mid aad u qasan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23981","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23983,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23981\/revisions\/23983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}