{"id":23969,"date":"2015-03-08T09:26:15","date_gmt":"2015-03-08T06:26:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23969"},"modified":"2015-03-08T09:26:15","modified_gmt":"2015-03-08T06:26:15","slug":"axmed-madoobe-ayaa-bixiya-amarka-ah-in-la-dilo-wiilasheyda-sidaasi-waxaa-yiri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/axmed-madoobe-ayaa-bixiya-amarka-ah-in-la-dilo-wiilasheyda-sidaasi-waxaa-yiri\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe ayaa bixiya Amarka ah In la dilo wiilasheyda\u201d sidaasi waxaa yiri"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23969 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/axmed-madoobe-ayaa-bixiya-amarka-ah-in-la-dilo-wiilasheyda-sidaasi-waxaa-yiri\/dddddddddddd\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/dddddddddddd-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Axmed Maxamed Seylac waxa uu ka mid yahay Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaaladaKismaayo ee Jubada Hoose, waxa uu sheegay in la dilay Laba wiil oo isagu uu dhalay.<br \/>\nWiilashiisa ayaa kala jira da ahaan 19 iyo 21, waxaana uu sheegay in gurigii ay ka deganaayeen magaalada Kismaayo ay kala baxeen ciidamada maamulka Jubba.<br \/>\nNabadoonkaan ayaa sheegay in wiilashiisa ay xirnaayeen maalmo ku simah 7, hase ahaatee uu galay dadaal xoogan misane ku doonayo in lagu soo daayo maadaama uu sheegay in aanay dambilahayn.<br \/>\nHase ahaatee waxa uu sheegay in Axmed Madoobe uu bixiyay amarka ah in la dilo wiilashiisa, sidaasana Labadii wiil lagu dilay.<br \/>\n\u201cAxmed Madoobe ayaa bixiya Amarka ah In la dilo wiilasheyda, maalin aan maanta ahayn ayaan kala xisaabtamayaa, aduunkuna sidaan ma ahaan doono\u201d ayuu yiri Axmed Maxamed.<br \/>\nMaamulka Jubba kama aanay hadal dilkaan lagu eedeyay , hase yeeshee dilal bareer ah ayaa mararka qaar ka dhaca Kismaayo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Maxamed Seylac waxa uu ka mid yahay Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaaladaKismaayo ee Jubada Hoose, waxa uu sheegay in la dilay Laba wiil oo isagu uu dhalay. Wiilashiisa ayaa kala jira da ahaan 19 iyo 21, waxaana uu sheegay in gurigii ay ka deganaayeen magaalada Kismaayo ay kala baxeen ciidamada maamulka Jubba. Nabadoonkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23969","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23972,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23969\/revisions\/23972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}