{"id":23963,"date":"2015-03-08T09:19:12","date_gmt":"2015-03-08T06:19:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23963"},"modified":"2015-03-08T09:19:12","modified_gmt":"2015-03-08T06:19:12","slug":"dagaal-lagu-hoobtay-oo-markale-ka-dhacay-saaxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/dagaal-lagu-hoobtay-oo-markale-ka-dhacay-saaxo\/","title":{"rendered":"Dagaal lagu hoobtay oo Markale ka dhacay Saaxo"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23963 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/03\/dagaal-lagu-hoobtay-oo-markale-ka-dhacay-saaxo\/uuuuuuuuu-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/uuuuuuuuu.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Dagaal culus oo u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa xalay mar kale ka dhacay deegaanka Saaxo ee gobalka Mudug, kaasi oo qasaare sababay.<br \/>\nIn ku dhaw 10 qof ayaa dagaalkaasi ku dhimatay, dhaawacana intaasi ayuu ka badan yahay sida ay inoo sheegeen qaar ka mid ah dadka ku dhaqan halkaasi.<br \/>\nDagaalkaan ayaa bilawday ka dib markii mid ka mid ah maleeshiyaadii dagaalantay ay duulaanka soo qaaday.<br \/>\nXaaladda hadda wey ka yara degan tahay sidii hore, waloow ay jiraan dhaq dhaqaaq ciidan oo halkaasi laga dareemayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa xalay mar kale ka dhacay deegaanka Saaxo ee gobalka Mudug, kaasi oo qasaare sababay. In ku dhaw 10 qof ayaa dagaalkaasi ku dhimatay, dhaawacana intaasi ayuu ka badan yahay sida ay inoo sheegeen qaar ka mid ah dadka ku dhaqan halkaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23963","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23965,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23963\/revisions\/23965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}