{"id":2395,"date":"2011-07-25T13:04:33","date_gmt":"2011-07-25T13:04:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2395"},"modified":"2011-07-25T13:04:33","modified_gmt":"2011-07-25T13:04:33","slug":"milkiilayaasha-wakaalada-warsom-oo-ka-warbixiyay-wabmastarka-warsom-maxmuud-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/milkiilayaasha-wakaalada-warsom-oo-ka-warbixiyay-wabmastarka-warsom-maxmuud-carab\/","title":{"rendered":"Milkiilayaasha wakaalada warsom oo ka warbixiyay  wabmastarka warsom maxmuud carab"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/maxmuud-carab22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2397\" title=\"maxmuud carab22\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/maxmuud-carab22.jpg\" alt=\"\" width=\"141\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\">\u00a0 wararka soomaaliya<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Iyadoo uu wali gacanta ugu jiro wariye maxamud maxamed daahir<br \/>\nciidamada psta DKMG si sharci daro ah kadib markii ay shirqooleen koox<br \/>\nwariyeyaal sheegta oo ay kamid ahaayeen cimaan c\/laahi guure iyo<br \/>\nc\/casiis max&#8217;ud guuled afrika oo labaduba isku jufo ah ayaa maanta<br \/>\nwaxaa qoraal soo saarey milkiilayaasha wepsiteka warsom oo kala jooga<br \/>\ngudaha dalka iyo debedda wuxuuna u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>waxaan cadeyneynaa anagoo ah milkiilayaasha wakaalada wararka warsom<br \/>\nin uusan wepmaster maxamud carab shaqo ku laheyn danbiyada been<br \/>\nabuurka ah ee ay ku andacoonayaan kuwa lunsan ee dhahaya waxaa wax<br \/>\nnaga qorey wariye maxamud carab ama waxa uu la shaqeeyaa kooxo aan<br \/>\naqoonsaneyn DKMG soomaaliya.<br \/>\nWaxaan cadeyneynaa in wararka wepka la geliyo aysan aheyn kuwo cid<br \/>\ngaara wax loogu dhimayo ee uu abaaro xaqiiqda dhabta ah ee markaas<br \/>\njirta<br \/>\nwaxaan kaloo cadeyneynaa in wepsiteka ay leeyihiin koox wariyeyaal isu<br \/>\ntagey oo leh aqoon saxaafadeed ayna gaariwaayeen halka uu gaarey<br \/>\nwepsiteku wariyeyaasha maalin walba warqadaha la taagan xereda psta<br \/>\ndkmg somalia.<br \/>\nWaa nasiib darro wariye maalin kasta wax sheega in uu xamiliwaayo in<br \/>\nisaga wax laga sheego,sidaas darteed waxaan dawlada iyo hugaanka psta<br \/>\nu sheegeynaa in maxamud carab laga dacweyn karo maxkamad uusana aheyn<br \/>\nnin cararaya balse uusan xaq u laheyn in dad ka xun shaqadiisa oo uu<br \/>\ndiidey in uu u shaqeeyo ay saaraan danbiyo uusan shaqo ku laheyn isla<br \/>\nmarkaana loo xiro.<br \/>\nUgu danbeyntii waxaan cadeyneynaa in aysan waxba u dhimeyn shaqada<br \/>\nwepsitka xariga wepmasterka warsom dawladuna aysan ukala eexan<br \/>\nsaxaafada is heysata oo ay isku si ugu garsoorto aysana dhicin in qaar<br \/>\nla caburiyo qaarna la fasaxo oo ay waxey doonaan sheegaan.<\/p>\n<p>Wabilaahi tawfiiq<\/p>\n<p><strong><em>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p><strong><em>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p><strong><em>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p><\/em>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/em><\/strong><\/em><\/strong><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wararka soomaaliya \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Iyadoo uu wali gacanta ugu jiro wariye maxamud maxamed daahir ciidamada psta DKMG si sharci daro ah kadib markii ay shirqooleen koox wariyeyaal sheegta oo ay kamid ahaayeen cimaan c\/laahi guure iyo c\/casiis max&#8217;ud guuled afrika oo labaduba isku jufo ah ayaa maanta waxaa qoraal soo saarey milkiilayaasha wepsiteka warsom [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2395","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2399,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2395\/revisions\/2399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}