{"id":23934,"date":"2015-02-21T11:33:02","date_gmt":"2015-02-21T08:33:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23934"},"modified":"2015-02-21T11:33:02","modified_gmt":"2015-02-21T08:33:02","slug":"kooxdii-shalay-fulisay-weerarkii-lagu-qaaday-central-hotel-oo-lagu-tilmaamay-kuwa-islaanimada-ka-fog","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/kooxdii-shalay-fulisay-weerarkii-lagu-qaaday-central-hotel-oo-lagu-tilmaamay-kuwa-islaanimada-ka-fog\/","title":{"rendered":"Kooxdii shalay Fulisay Weerarkii lagu qaaday Central Hotel oo lagu tilmaamay kuwa Islaanimada ka fog"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23934 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/kooxdii-shalay-fulisay-weerarkii-lagu-qaaday-central-hotel-oo-lagu-tilmaamay-kuwa-islaanimada-ka-fog\/eeeeeeeeeee\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/eeeeeeeeeee-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda DF Soomaaliya uga tacsiyeeyey masuuliyiinti iyo shacabkii ku geeriyooday weerarkii Kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ay ku qaadeen maanta mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201dIntii dhimatay Allaha unaxariisto, maalin fiican oo kheyr ayey dhinteen, waxaan rajeynayaa Ilaahna uga baryayaa inta dhaawaca ah caafimaad deg deg ah in ilaahay siiyo \u201d Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku tilmaamay falkaasi in uu ahaa mid argagaxisnimo islamarkaana cadaynayana dabeecada runta ah ee ay leeyihiin kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201d Maalin jimce ah dad islaam ah oo soo tukaday oo weliba masaajid ka soo baxay inay laayaan waxay ka turjumaysaa oo calaamad dhab ah u tahay sida ay uga fog yihiin islaanimada , sida ay uga fog yihiin diinteena \u201d Ayuu yiri Gaas.<\/p>\n<p>\u201d Inay caadaystaan oo ay xalaalaystaan dhiiga dad islaam ahi, waxay muujinaysaa dhaqankooda foosha xun, waxay muujinaysaa inaysa dad islaam ah ahayn waxay sidookale muujinaysaa inay banaan tahay in lagu jihaado meel kasta oo ay joogaana lagula dagaalamo laguna laayo sabatoo ah ajande Soomaaliyeed malahan, mid islaam ahna malahan \u201d Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa isna dhankiisa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay meel uga soo wada jeestaan ladagaalanka kooxdaasi argagixisada ah ee banaystay dhiiga dad muslimiin ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>\u201d Naxariisti jano allaha ka waraabiyo samir iyo iimaan buuxana Alle haka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabti ay ka tageen masuuliyiinti iyo shacabkii ku geeryooday weerarkaasi \u201dAyuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda DF Soomaaliya uga tacsiyeeyey masuuliyiinti iyo shacabkii ku geeriyooday weerarkii Kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ay ku qaadeen maanta mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho. \u201dIntii dhimatay Allaha unaxariisto, maalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23934","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23934\/revisions\/23936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}