{"id":23925,"date":"2015-02-17T09:08:41","date_gmt":"2015-02-17T06:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23925"},"modified":"2015-02-17T09:08:41","modified_gmt":"2015-02-17T06:08:41","slug":"cumar-cabdirashiid-oo-ka-digay-khilaaf-soo-kala-dhex-gala-madaxda-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/cumar-cabdirashiid-oo-ka-digay-khilaaf-soo-kala-dhex-gala-madaxda-dowlada\/","title":{"rendered":"Cumar Cabdirashiid oo ka digay khilaaf soo kala dhex gala madaxda dowlada"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23925 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/cumar-cabdirashiid-oo-ka-digay-khilaaf-soo-kala-dhex-gala-madaxda-dowlada\/attachment\/77777777\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/77777777-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Isagoo ka qeyb galayay aaska Hooyadiis oo ku dhimatay Canada ,Cumar Cabdirashiid waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in madaxda Soomaalidu ay iska ilaaliyaan isku dhac cusub oo dib u dhac keena.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in waqtigii hakadka ay galeen howlihi xukuumada markii ay is heysteen ra\u2019iisul wasaarihii isaga ka horeeyay iyo madaxweynaha ay wax badan kaga lumeen dalka, khilaaf cusub oo yimaada ayuu sheegay in uu hor istaagi karo guud ahaan hiigsiga 2016.<\/p>\n<p>Hadalka Sharmaake ayaa laga dheehan kara in ay yartahay kalsoonida uu ka qabo in laga fursan karo isku dhac markale dhex mara sadexda nin ee ugu sareeya dowlada Somalia.<\/p>\n<p>Isku dhacyada madaxdda Soomaalida ayaa waxaa badi keena isku dhex yaac ka dhex jira dastuurka Somalia oo aan kala saareynin awoodaha madaxda sare<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isagoo ka qeyb galayay aaska Hooyadiis oo ku dhimatay Canada ,Cumar Cabdirashiid waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in madaxda Soomaalidu ay iska ilaaliyaan isku dhac cusub oo dib u dhac keena. Waxaa uu sheegay in waqtigii hakadka ay galeen howlihi xukuumada markii ay is heysteen ra\u2019iisul wasaarihii isaga ka horeeyay iyo madaxweynaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23925","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23925\/revisions\/23927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}