{"id":23879,"date":"2015-02-15T07:58:13","date_gmt":"2015-02-15T04:58:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23879"},"modified":"2015-02-15T08:01:35","modified_gmt":"2015-02-15T05:01:35","slug":"xildhibaan-kenyan-ah-oo-lagu-toogtay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/xildhibaan-kenyan-ah-oo-lagu-toogtay-kenya\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Kenyan ah oo lagu Toogtay Kenya"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23879 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/xildhibaan-kenyan-ah-oo-lagu-toogtay-kenya\/qqqqqqqq-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/qqqqqqqq1-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Koox Hubeeysan ayaa Xalay Saqdii dhex ku Toogtay Magaalada Syokimau ka degganaa xildhibaan Philip Goadne oo horay ugu tirsanaa Baarlamaanka Kenya.<\/p>\n<p>Warbaahinta Kenya iyo Saraakiisha Amaanka ayaa laga soo xigtay in Rag Hubeysan ay Xalay u daateen Guriga Xildhibaanka islamarkaana sidaa lagu qaarajiyay.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa laga soo wariyay in ay baxsadeen Kooxii Dilka u geeysatay  xildhibaan Philip Goadne.<\/p>\n<p>Isbuucii lasoo dhaafay ayay aheyd markii rag hubeysan ay bartamaha magaalada Nairobi ku dileen xildhibaan baarlamaan iyo  2 askari oo ilaala u aheyd iyo Darawalkii gaariga u waday Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Ammaanka Kenya ayaa faraha ka baxay tan wixii ka dambeeyay October 2011 xilligaasi oo ciidanka Kenya aysoo galeen Gudaha Dalka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox Hubeeysan ayaa Xalay Saqdii dhex ku Toogtay Magaalada Syokimau ka degganaa xildhibaan Philip Goadne oo horay ugu tirsanaa Baarlamaanka Kenya. Warbaahinta Kenya iyo Saraakiisha Amaanka ayaa laga soo xigtay in Rag Hubeysan ay Xalay u daateen Guriga Xildhibaanka islamarkaana sidaa lagu qaarajiyay. Booliska Kenya ayaa laga soo wariyay in ay baxsadeen Kooxii Dilka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23879","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23879"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23879\/revisions\/23885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}