{"id":2387,"date":"2011-07-25T12:52:13","date_gmt":"2011-07-25T12:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2387"},"modified":"2011-07-25T12:52:13","modified_gmt":"2011-07-25T12:52:13","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shaab-oo-sheegay-in-qaramda-mugdiga-ay-somaaliya-kawadaan-barkicin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xarakada-mujaahidiinta-al-shaab-oo-sheegay-in-qaramda-mugdiga-ay-somaaliya-kawadaan-barkicin\/","title":{"rendered":"xarakada mujaahidiinta al shaab oo  sheegay in qaramda mugdiga ay somaaliya kawadaan barkicin"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/al-lllllll.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2388\" title=\"al lllllll\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/al-lllllll.jpg\" alt=\"\" width=\"245\" height=\"102\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <em><span style=\"text-decoration: underline;\">wararka soomaaliya<\/span><\/em><\/p>\n<p>Sheekh Cali Max\u2019ud Raage (Cali dheere) Afhayeenka Xarakada mjaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa uu mar kale ku celiyay in Hay\u2019adaha kufaarta ee hoostaga Qaramada mugdiga ay ka been sheegayaan xaaladaha abaareed ee ka jira wadanka Soomaaliya oo uu tilmaamay inay wadaan buun buunis.<\/p>\n<p>Cali dheere ayaa waxaa uu sheegay in in Hay\u2019adahaasi ay barakicin kawadaan wadanka oo uu sheegay in dad farabadan oo xoolo dhaqato iyo beeralay ah ay isaga tagayaan deegaanadooda oo uu tilmamay inay aadayaan wadamada Dariska la\u2019ah Soomaaliya sida Kenya iyo Ethiopia oo ay ku sugan yihiin Qoysas farabadan oo ka hayaamay abaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka xarkada mujahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee xoolo dhaqatada ah iyo Beeralayda inay iska joogaan deegaanadooda islamarkaana ay ka faa\u2019idaystaan sida uu hadalka u dhigay roobabka ka da\u2019aya wadanka iyo Wabiyo uu sheegay inay biyo keeneen loona baahanyahay in beerahooda ay fashaan.<\/p>\n<p>Hadalka Al Shabaab ayaa waxa uu imaanayaa xili shacab badan ay kusii qulqulayaan dalka kenya iyidoo dalkaasna uu cabasho ka muujinaya shacabka badan ee somaalida ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wararka soomaaliya Sheekh Cali Max\u2019ud Raage (Cali dheere) Afhayeenka Xarakada mjaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa uu mar kale ku celiyay in Hay\u2019adaha kufaarta ee hoostaga Qaramada mugdiga ay ka been sheegayaan xaaladaha abaareed ee ka jira wadanka Soomaaliya oo uu tilmaamay inay wadaan buun buunis. Cali dheere ayaa waxaa uu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2387","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2387"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2391,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387\/revisions\/2391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}