{"id":23825,"date":"2015-02-08T09:25:26","date_gmt":"2015-02-08T06:25:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23825"},"modified":"2015-02-08T09:25:26","modified_gmt":"2015-02-08T06:25:26","slug":"farmaajo-oo-fariin-culus-soo-diray-dowlada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/farmaajo-oo-fariin-culus-soo-diray-dowlada-somaliya\/","title":{"rendered":"FARMAAJO Oo Fariin Culus Soo Diray Dowlada Somaliya"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23825 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/farmaajo-oo-fariin-culus-soo-diray-dowlada-somaliya\/oooooo\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/oooooo-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>RW hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa fariin culus soo diray isaga oo ka hadlay xaaladda hadda uu dalka marayo.<br \/>\nWaxa uu sheegay in dalka dad gaar ah uu gacanta u galay, islamarkaana loo baahan yahay in laga fikiro danaha umadda Soomaliyeed.<br \/>\n\u201cShacabka Soomaaliyeed waxay u hamuun qabaan dowladnimo buuxdo in ay helaan, ma ahan is qabqasi ama wax la mid ah waxay u baahanyihiin, laakiinse nabadda ayaa anfacda shacabka\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayuu sheegay in looga baahan yahay in waqtiga haray uu dhexda u guntado sidii shacabka Soomaaliyeed loo samata bixin lahaa, waxaana uu tilmaamay in sanadihii lasoo dhaafay ay qasaareen.<br \/>\n\u201cSanado kale oo qasaara shacabka uma dulqaadan doonaan, madaxweynaha waa in wax badan uu ka bedalaa sida hadda uu wax u wado, dowladda waqti ayeey soo lumisay, is qab qabsi ayaa laga bixi waayay, waa Ra\u2019iisul wasaarihii Seddexaad, waa in is bedal uu la yimaadaa madaxweynaha\u201d<br \/>\nDhinaca kale Farmaajo ayaa la hadlay xildhibaanada baarlamaanka oo maalmahaan dambe caadeystay khilaafka dhexdooda ah, waxaana uu sheegay in shacabka ay ogaadeen kaalinta hadda baarlamaanka uu dalka ka ciyaarayo.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka inuu shaqadii gabay waa loo jeedaa, waa in isna uu isdaba qabtaa, shaqada meeshii looga baahnaa kan rid mooshin keen ayuu ka bixi la yahay, xildhibaano sidaan sharaf idiin ma ahan, mas\u2019uuliyadiina waajibkeeda guta\u201d<br \/>\nMaxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa ugu dambeyn waa uu rajo xumo ka muujiyay in dalka ay ka dhacdo doorasho xur ah oo qof waliba codkeeda ku dhiiban jarto<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>RW hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa fariin culus soo diray isaga oo ka hadlay xaaladda hadda uu dalka marayo. Waxa uu sheegay in dalka dad gaar ah uu gacanta u galay, islamarkaana loo baahan yahay in laga fikiro danaha umadda Soomaliyeed. \u201cShacabka Soomaaliyeed waxay u hamuun qabaan dowladnimo buuxdo in ay helaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23825","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23827,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23825\/revisions\/23827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}