{"id":2382,"date":"2011-07-25T12:37:20","date_gmt":"2011-07-25T12:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2382"},"modified":"2011-07-25T12:37:20","modified_gmt":"2011-07-25T12:37:20","slug":"kooxo-aan-heebtooda-lagaraneynin-oo-awaamiir-islaami-ah-ku-soorogay-magaalada-garowe-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/kooxo-aan-heebtooda-lagaraneynin-oo-awaamiir-islaami-ah-ku-soorogay-magaalada-garowe-3\/","title":{"rendered":"Kooxo aan heebtooda lagaraneynin oo awaamiir islaami ah ku soorogay magaalada garowe"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><span style=\"color: #333333; font-size: medium;\"><span style=\"color: #333333; font-size: medium;\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/garwe2.bmp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2383\" title=\"garwe\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/garwe2.bmp\" alt=\"\" width=\"222\" height=\"139\" \/><\/a><\/p>\n<p><span style=\"color: #333333; font-size: medium;\"><span style=\"color: #333333; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/span>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\">wararka soomaaliya<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Xalay fiidkii ayaa waraaqo lagu digniin aiyo awaamir ah lagu arkay bartamaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka shahaadada ladirika ee puntoland.<\/p>\n<p>Warqadahaan oo aan lagaraneynin cida kadambeysay qoristeeda ayaa waxa lagu amaray in laxiro dhamaan shanemooyinka iyo goobaha fisqika ee magaalada garowe.<\/p>\n<p>Warqadahan ladadiyay waxaa ganacsatada caadiga ah looga digay in ay si hoose raashin bisil uga iibiyaan saraakiisha Puntland xiliga lagu guda jiro bisha Ramadaan, warqadaha ladaadiyay waxaa ku xardhanaa Bambo gacmeed iyo qori AK47 ah oo uu dul saaranyahay Kitaabka qur&#8217;aanka Kariimka.<\/p>\n<p>Arinatani ayaa waxa soo dhaweeyay dhamaan dadka qeerka jacel oo kudhaqan magaalada garowe ee xarunta gobolka nugaal, waxeyna imaaneysaa xili ay xaragada mujaahidiinta al shaabaab ay horay uga manuu ceen falalka ceynkaas oo kale dhamaan gobalada konfur ee somaaliya.<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>xarakada mujaahidiinta al shaab oo ku ee deeyay qaramda mugtiga<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wararka soomaaliya Xalay fiidkii ayaa waraaqo lagu digniin aiyo awaamir ah lagu arkay bartamaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka shahaadada ladirika ee puntoland. Warqadahaan oo aan lagaraneynin cida kadambeysay qoristeeda ayaa waxa lagu amaray in laxiro dhamaan shanemooyinka iyo goobaha fisqika ee magaalada garowe. Warqadahan ladadiyay waxaa ganacsatada caadiga ah looga digay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2382","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2382"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2386,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2382\/revisions\/2386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}