{"id":23811,"date":"2015-02-08T08:48:20","date_gmt":"2015-02-08T05:48:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23811"},"modified":"2015-02-08T08:48:20","modified_gmt":"2015-02-08T05:48:20","slug":"xog-muhim-ah-wariyaasha-ku-xeran-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/xog-muhim-ah-wariyaasha-ku-xeran-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xog Muhim ah Wariyaasha ku Xeran Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23811 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/xog-muhim-ah-wariyaasha-ku-xeran-muqdisho\/tttttttt\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/tttttttt-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Shabagada warsom.com Oo ku caan baxday soo sarida xogaha qarsoon ayaa hadana waxaa ey heshay ilo muhim ah Oo lagu kalsonaan karo kaa Oo shegaya in xeriga wariyaasha sida sharcidarada ku xeran mudo kudhaw 6 bilood ayaa warar dheraat ah ka soo baxayaa hadaba wariye maxamud maxamed daahir car Waa agaasimaha radio skyfm iyo wariye maxamed bashiir xaashi Waa madaxii wararka Radio Shabelle ilaha waxa ey ku waramayaan in xeriga 2daas wariye ee kadanbeyaan madax sarsare oo katirsan dowlada somaliya <\/p>\n<p>Madaxda lagu Soo waramaayo in ey kadanbeyaan xeriga 2daas wariye Oo kakala shaqenaaye radio skyfm shabelle ayaa ilaha waxa ey ku siwaramayaan in hadii lasiidaayo  wariyaashaasi ey siihurin donaan xalada siyaasadeed ee dalka sidaasna  waxaa shegaya madax sarsare oo dowlada katirsan sidaa darteet xabsiga haku siijiraan ayuu yiri madaxaasi katirsan dowlada somaliya <\/p>\n<p>Sida lawada Ogsoonyahay wariyaashaasi u xeran Dowlada somaliya ayaa lasoo taagin wax max kamad ah ayadoona horay ey u dhacday in qareenadi u doodaaye wariyaashaasi u xeran dowlada somaliya Horay lo&#8217;ibsaday<br \/>\nGunaanadka iyo nuxurka warka waxaan ku sow kobayaa allow ufududee Oo Amuuraha sahal Adiga Caadil ah <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shabagada warsom.com Oo ku caan baxday soo sarida xogaha qarsoon ayaa hadana waxaa ey heshay ilo muhim ah Oo lagu kalsonaan karo kaa Oo shegaya in xeriga wariyaasha sida sharcidarada ku xeran mudo kudhaw 6 bilood ayaa warar dheraat ah ka soo baxayaa hadaba wariye maxamud maxamed daahir car Waa agaasimaha radio skyfm iyo wariye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23811","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23813,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23811\/revisions\/23813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}