{"id":23738,"date":"2015-02-03T08:40:53","date_gmt":"2015-02-03T05:40:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23738"},"modified":"2015-02-03T08:40:53","modified_gmt":"2015-02-03T05:40:53","slug":"beesha-ogaadeen-maku-qanacsan-tahay-wasaarada-warfaafinta-sir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/beesha-ogaadeen-maku-qanacsan-tahay-wasaarada-warfaafinta-sir\/","title":{"rendered":"Beesha Ogaadeen maku qanacsan tahay wasaarada Warfaafinta? {Sir}"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23738 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/beesha-ogaadeen-maku-qanacsan-tahay-wasaarada-warfaafinta-sir\/ppp-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ppp-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Beesha Ogaadeen oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed kuwooda ugu tirada badan ayaan hami uga jiray booska ra\u2019iisul wasaaranimada Somalia,laakiin hamigaas waxaa uu isugu soo biyo shubtay wasaarada warfaafinta iyo Isgaarsiinta<br \/>\nHadii ay weyso booska ra\u2019iisul wasaaranimada beesha Ogaadeen waxaa ay markale rajo ka qabtay in lagu soo celin doono booska wasaarada Maaliyada laakiin taasi ma dhicin.<\/p>\n<p>Beeshan ayaa aad uga careysan xiligaan qoondada uu siiyay ra\u2019iisul wasaare Sharmaake waxaana qof ka mid ah xubnaha beesha Ogaadeen ugu jira dowlada Somalia oo diiday in aan xigano magaciisa uu inoo sheegay in ay beesha aad uga careysan tahay arintaan.<\/p>\n<p>Laakiin waxaa jirta ku qanacsanaan uu muujimaayo ninka xilkaan loo magacabay oo ah Guuled Xuseen Qaasim kaas oo uu dhalay siyaasigii caanka ahaa Xuseen Cabduqadir Qaasim oo ka mid ahaa wsasiirkii Dowladii Maxamed Siyaad Barre, waxaa in Guuleed uu ku qanacsan yahy xilkaan daliil u ah in uu kasoo tagay USA oo uu joogay markii la magacabay isagoo hada ku sugan Nairobi, waxaana lagu wadaa in uu yimaado Xamar.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale jira is qab qabsi beesha dhexdeeda ah madaama ninkaan uu Ogaadeen ka sii yahay Maxamed Subeer kadibna Reer Isaaq laakiin Cawilyahan oo ka mid ah beelweynta Ogaadeen oo mudooyinkii dambe heystay booska wasaarada Maaliyada ayaa aad uga careysan arintaan waxaana ay ku doodayaan in Maxamed Subeer uu heystay madaxtinimada Jubbaland iyo madaxtinimada Kilinka Shanaad ayna muhiim tahay in ay iyagu qaataan booskan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha Ogaadeen oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed kuwooda ugu tirada badan ayaan hami uga jiray booska ra\u2019iisul wasaaranimada Somalia,laakiin hamigaas waxaa uu isugu soo biyo shubtay wasaarada warfaafinta iyo Isgaarsiinta Hadii ay weyso booska ra\u2019iisul wasaaranimada beesha Ogaadeen waxaa ay markale rajo ka qabtay in lagu soo celin doono booska wasaarada Maaliyada laakiin taasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23738","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23740,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23738\/revisions\/23740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}