{"id":23735,"date":"2015-02-02T14:48:52","date_gmt":"2015-02-02T11:48:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23735"},"modified":"2015-02-02T14:48:52","modified_gmt":"2015-02-02T11:48:52","slug":"iska-hor-imaad-dhimasho-sababay-oo-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/iska-hor-imaad-dhimasho-sababay-oo-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Iska hor imaad dhimasho sababay oo ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23735 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/02\/iska-hor-imaad-dhimasho-sababay-oo-ka-dhacay-gaalkacyo\/dag-300x225\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Dag-300x225-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Koox Hubeeysan ayaa ku dagaalamay Xaafad kamid ah Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Dhanka Maamulka Galmudug,waxaana Dagaalkaas uu geeystay Dhimasho iyo Dhaawac Iska hor imaadka ayaa la sheegay in uu dhex maray Koox Burcad ah,iyadoona uu ku Nafwayay hal Ruux Saddex kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Maxuyadiin Yuusuf Samatar oo kamid ah Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u sheegay in Qaar kamid ah Kooxdii Burcadka aheyd la qabtay islamarkaana Xaaladu ay hada dagan tahay.<\/p>\n<p>Hasse ahaatee ma ahan wax ku Cusub Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug in ay Dagaalamaan Dableey Hubeeysan oo aan Maamulada ka jira Gaalkacyo ka Amar qaadan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox Hubeeysan ayaa ku dagaalamay Xaafad kamid ah Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Dhanka Maamulka Galmudug,waxaana Dagaalkaas uu geeystay Dhimasho iyo Dhaawac Iska hor imaadka ayaa la sheegay in uu dhex maray Koox Burcad ah,iyadoona uu ku Nafwayay hal Ruux Saddex kalena ay ku dhaawacmeen. Maxuyadiin Yuusuf Samatar oo kamid ah Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23735","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23735\/revisions\/23737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}