{"id":237,"date":"2011-04-29T20:16:50","date_gmt":"2011-04-29T20:16:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=237"},"modified":"2011-04-29T20:16:50","modified_gmt":"2011-04-29T20:16:50","slug":"mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-gacan-ku-haynta-deegaanka-bacaad-ee-duleedka-beledweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-gacan-ku-haynta-deegaanka-bacaad-ee-duleedka-beledweyn\/","title":{"rendered":"Mujaahidiinta Al Shabaab oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Bacaad ee Duleedka Beledweyn"},"content":{"rendered":"<p>Cutubyo Ka Tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Dagaal Kula Wareegay gacan Ku Haynta Deegaanka Bacaad Duleedka Beledweyne ee Gobolka Hiiran<\/p>\n<p>Ka Dib dagaal Socday In Muddo ah ayaa Waxa ay Al Shabaab Kula Wareegan gacan Ku haynta Deegaanka bacaad ee Qiiyaastii 10KM Dhanka galbeedka Kaga Beegaan Isgoyska kala Beyr ee Duleedka Beledweyn<\/p>\n<p>Deegaanka bacaad aaa Waxa ay Horey fariisin Ugu Ahayd Maleeshiyaad Si Gaar ah U Hubeysan oo Ka Amar qaata Dowladda Ethiopia Iyo Ciidamada Ethiopian ah<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Iyo Ciidamadii Ethioipianka ayaa Waxa ay U baxsadeen Dhanka deegaanka Jawiil Iyo Deegaano kale oo ay Ku Sugnaayeen Maleeshiyaad Kale oo Ka Amar qaata saraakiil Ethiopian ah<\/p>\n<p>Ma Jiro wax war ah oo ka Soo baxay Maleeshiyaadkii Lagala wareegay Deegaanka Bacaad marka Laga Reebo Shaqsiyaad Sheegay In ay Ka Tirsan Yihiin Maamulka Dooxada Shabelle<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max&#8217;ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/span><\/p>\n<p><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/span><\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">&amp;<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-size: small; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cutubyo Ka Tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Dagaal Kula Wareegay gacan Ku Haynta Deegaanka Bacaad Duleedka Beledweyne ee Gobolka Hiiran Ka Dib dagaal Socday In Muddo ah ayaa Waxa ay Al Shabaab Kula Wareegan gacan Ku haynta Deegaanka bacaad ee Qiiyaastii 10KM Dhanka galbeedka Kaga Beegaan Isgoyska kala Beyr ee Duleedka Beledweyn Deegaanka bacaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-237","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=237"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":240,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/237\/revisions\/240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}