{"id":23683,"date":"2015-01-29T11:07:40","date_gmt":"2015-01-29T08:07:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23683"},"modified":"2015-01-29T11:07:40","modified_gmt":"2015-01-29T08:07:40","slug":"ganacsato-reer-china-ah-oo-maal-gashanaya-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/ganacsato-reer-china-ah-oo-maal-gashanaya-puntland\/","title":{"rendered":"Ganacsato reer China ah oo maal-gashanaya Puntland"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23683 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/ganacsato-reer-china-ah-oo-maal-gashanaya-puntland\/gas3-620x264\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/gas3-620x264-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa qado sharaf u sameysay ganacsatadan waxaana kulanka kadib uu sheegay in ay ganacsadataan u yimaadeen Puntland in ay maalgashi balaaran ku sameeyaan deeganadaas.<\/p>\n<p>Waxaa uu qiray in maalgashigaan ay kaa\u2019iideysan doonaan dhamaan reer Puntland,halka uu ganacsada reer China ka codsaday in ay deg deg u hir galiyaan mashaariiicda.<\/p>\n<p>Chines-kii tagay Puntland ayaa iyaguna balan qaaday in ay deg deg u maalgashan doonaan magaalooyinka muhiimka ah ee mamulkaas.<\/p>\n<p>Gaas waxaa uu horey u sheegay in sanadkan 2015 uu Puntland keeni doono dad wax maal galin kara oo ajaanib ah waxeyna u muuqatay in uu balankii oofiyay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Gaas ayaa qado sharaf u sameysay ganacsatadan waxaana kulanka kadib uu sheegay in ay ganacsadataan u yimaadeen Puntland in ay maalgashi balaaran ku sameeyaan deeganadaas. Waxaa uu qiray in maalgashigaan ay kaa\u2019iideysan doonaan dhamaan reer Puntland,halka uu ganacsada reer China ka codsaday in ay deg deg u hir galiyaan mashaariiicda. Chines-kii tagay Puntland ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23683","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23685,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23683\/revisions\/23685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}