{"id":2366,"date":"2011-07-25T11:53:33","date_gmt":"2011-07-25T11:53:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2366"},"modified":"2011-07-25T11:53:57","modified_gmt":"2011-07-25T11:53:57","slug":"raiisal-wasaaraha-somaali-ameyrikaanka-gaas-oo-booqday-dhaawacyada-ciidamada-shisheeye-ee-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/raiisal-wasaaraha-somaali-ameyrikaanka-gaas-oo-booqday-dhaawacyada-ciidamada-shisheeye-ee-amisom\/","title":{"rendered":"Ra`iisal wasaaraha somaali ameyrikaanka gaas oo booqday dhaawacyada ciidamada shisheeye ee amisom"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/aaaaaaaaaaa1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2369\" title=\"aaaaaaaaaaa\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/aaaaaaaaaaa1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><em>wararka soomaaliya<\/em><\/span><\/strong><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ra`iisal wasaaraha soomaali ameyrikaanka C\/wali Max\u2019ed Cali (gaas) yaa waxa uu kadib waxaa uu booqday dhaawacyada ciidamo ka tirsan dowladda KMG iyo kuwa shisheeya ee amisom oo jiifa Isbitaal ay Maamulaan Ciidamada AMISOM oo ku yaalla Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi Ra\u2019iisul wasaaraha somaali amryrikaanka \u00a0uu salaan kaga qaatay Ciidamadii ku dhaawacnmay dagaalada kasocda magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Booqashada uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ku tagay halkaas ayaa waxay aheyd mid uu xaaladaha halkaas ka jira ugu kuur galayay, gaar ahaan Isbitaalka Ciidamada shisheeye \u00a0AMISOM gacanta ku hayaan oo ay ku jiraano bukaano fara badan iyo dhaawacyo Ciidamada Dowladda iyo kuwa amisom.<\/p>\n<p>Intaas kadib ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa uu kulan albaabada u xirnaa uu la qaatay Saraakiisha u sareysa Ciidamada shisheeye \u00a0oo uu kala hadlay arrimo dhowr ah .<\/p>\n<p>Gaas \u00a0ayaa waxaa uu Ciidamada shisheeye kala wareegay Qalab isugu jira Gawaari iyo Mootooyin ay ugu tala galeen Dowladda KMG si ay qeyb uga noqoto dagaalada ay kawadaan maqdisho \u00a0isagoo Ra\u2019iisul Wasaaraha ka mahad celiyay qalabkaas.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheed markii uu mahingo uu booqday dhaawacyada ciidanka ee kujra isbataalka xalane isagoo aad uga naxay halista ay qabaan dhaawacyada amisom.<\/p>\n<p><em><strong>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/strong><\/em><\/p>\n<p><strong><em>Soomaaliyeed ee Warsom<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Office<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 wararka soomaaliya \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ra`iisal wasaaraha soomaali ameyrikaanka C\/wali Max\u2019ed Cali (gaas) yaa waxa uu kadib waxaa uu booqday dhaawacyada ciidamo ka tirsan dowladda KMG iyo kuwa shisheeya ee amisom oo jiifa Isbitaal ay Maamulaan Ciidamada AMISOM oo ku yaalla Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi Ra\u2019iisul wasaaraha somaali amryrikaanka \u00a0uu salaan kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2366","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2366\/revisions\/2372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}