{"id":23637,"date":"2015-01-27T09:23:59","date_gmt":"2015-01-27T06:23:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23637"},"modified":"2015-01-27T09:23:59","modified_gmt":"2015-01-27T06:23:59","slug":"facebook-oo-aqbashay-goaan-kasoo-baxay-maxkamad-kutaala-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/facebook-oo-aqbashay-goaan-kasoo-baxay-maxkamad-kutaala-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Facebook oo aqbashay go&#8217;aan kasoo baxay Maxkamad kutaala Dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23637 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/facebook-oo-aqbashay-goaan-kasoo-baxay-maxkamad-kutaala-dalka-turkiga\/ggggg-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ggggg-150x150.png\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ggggg-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/ggggg.png 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Warsom.com  ayaa Ogaatay in shirkadda Facebook ay ogolaatay go\u2019aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay.<\/p>\n<p>Haddii shirkadda Facebook ay diidi lahayd dalabkaasi, maxkamadda waxa ay ku hanjabtay in shaqadooda Turkiga oo dhan la xayirayo.<\/p>\n<p>Facebook waxa ay ka gaabsatay arrintaasi inay ka hadasho, balse waxa ay leedahay shuruuc in la joojiyo bogagga ku xadguba xeerarka dalalka.<\/p>\n<p>Facebook ayaa dhowaan daabacday warbixin ku saabsan dalabaadka dowladaha caalamka uga imaanayo ee la xiriiri aqbaaraadka qofka isticmaalaha ah.<\/p>\n<p>Warbixintii ugu dambeysay ayaa lagu sheegay in intii u dhexeysay bishii January illaa June, in 1,893 warar la mamnuucay laga sameeyay gudaha dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Xilligaasi, Turkiga waxa ay si kumeel gaar ah u joojiyeen howlaha Twitter iyo Youtube<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsom.com ayaa Ogaatay in shirkadda Facebook ay ogolaatay go\u2019aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay. Haddii shirkadda Facebook ay diidi lahayd dalabkaasi, maxkamadda waxa ay ku hanjabtay in shaqadooda Turkiga oo dhan la xayirayo. Facebook waxa ay ka gaabsatay arrintaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23637","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23637\/revisions\/23639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}