{"id":23633,"date":"2015-01-27T08:52:05","date_gmt":"2015-01-27T05:52:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23633"},"modified":"2015-01-27T08:52:05","modified_gmt":"2015-01-27T05:52:05","slug":"dagaalyahano-al-shabaab-ah-oo-40-qof-ku-afduubay-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/dagaalyahano-al-shabaab-ah-oo-40-qof-ku-afduubay-bakool\/","title":{"rendered":"Dagaalyahano Al Shabaab ah oo 40 qof ku afduubay Bakool"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23633 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/dagaalyahano-al-shabaab-ah-oo-40-qof-ku-afduubay-bakool\/f-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/f-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Dagaalyahano katirsan Dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ayaa lagu eedeyay in ay afduubteen ilaa 40 qof xalay kuwas oo ku noolaa deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Bakool. Al Shabaab ayaa dadka ay afduubteen waxaa ay ka rabaan madax fursasho lacageed oo dhan 10 milyan oo shilin Soomaali ah.<\/p>\n<p>Axmed Maxamed Aadan oo ah gudoomiyaha deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Bakool ayaa sheegay in dhacdadan aysan aheyn mid ku cusub magaaladaas oo ay horey dhowr jeer Al Shabaab dad uga qafaasheen deegaankas ayna soo daayeen markii la bixiyay madax furasho.<\/p>\n<p>Laakiin xalay waxaa ay aheyd habeenkii ugu badnaa markii ay 40 qof la baxeen.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Axmed Maxamed Aadan in dadka magaaladaas aaney bixin karin lacagaha ay dalbanayaan Al Shabaab , waxaana uu ugu baaqay dowlada Somalia in ay ku caawiso ciidan iyo hub si ay arintaas wx uga qabtaan.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaan ka jawaabin eedeyntaan loo soo jeediyay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano katirsan Dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ayaa lagu eedeyay in ay afduubteen ilaa 40 qof xalay kuwas oo ku noolaa deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Bakool. Al Shabaab ayaa dadka ay afduubteen waxaa ay ka rabaan madax fursasho lacageed oo dhan 10 milyan oo shilin Soomaali ah. Axmed Maxamed Aadan oo ah gudoomiyaha deegaanka Goof-gaduud ee gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23633","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23635,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23633\/revisions\/23635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}