{"id":23624,"date":"2015-01-27T07:55:39","date_gmt":"2015-01-27T04:55:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23624"},"modified":"2015-01-27T07:55:39","modified_gmt":"2015-01-27T04:55:39","slug":"waan-laali-doonna-xukuumada-sharmaake-hadii-markale-uu-ku-soo-celiyo-4-tii-wasiir-xog","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/waan-laali-doonna-xukuumada-sharmaake-hadii-markale-uu-ku-soo-celiyo-4-tii-wasiir-xog\/","title":{"rendered":"Waan laali Doonna Xukuumada Sharmaake hadii markale uu ku soo celiyo 4-tii wasiir XOG"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23624 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/waan-laali-doonna-xukuumada-sharmaake-hadii-markale-uu-ku-soo-celiyo-4-tii-wasiir-xog\/images-3-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/images-3-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Markale ayaa waxaa soo baxaya buuq cusub oo ku aadan xukuumada cusub ee uu soo dhisi doono ra\u2019iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Shalay waxaa Muqdisho kulan ku yeeshahy labo gudi oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo ah xildhibaano is xushay kuwaas oo isku darkooda lagu sheegay 150 xildhibaan<\/p>\n<p>Labada gudi ee Badbaado Qaran iyo Toosinta iyo Talada Qaranka ayaa bayaan ay shalay soo saareen ugu sheegay ra\u2019iisul waasare Sharmaake in uusan isku dayin in uu soo celiyo 4-tii wasiir oo ay diideen kuwaas oo ah Faarax Cabduqaadir,C\/laahi Sanbaloolshe,Cabdikariin Guuleed iyo Xuseen Cabdi Xalane.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in hadii uu soo celiyo ay markale diidi doonaan xukuumadiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaa diidi doonaa xukuumada Sharmaake hadii markale uu ku soo celiyo 4-tii wasiir, sidaan horey u sheegnay waxaa ay sabab u ahaayeen bur burkii xukuumadihii hore umana qalmaan in ay markale wasiiro noqdaan ayuu yiri Bishaar Ugaas oo ka tirsan gudiga la baxay Badbaado Qaran.<br \/>\nSharmaake ayaa fursad u heysta sadex maalin si uu usoo dhiso xukumad cusub<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Markale ayaa waxaa soo baxaya buuq cusub oo ku aadan xukuumada cusub ee uu soo dhisi doono ra\u2019iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Shalay waxaa Muqdisho kulan ku yeeshahy labo gudi oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo ah xildhibaano is xushay kuwaas oo isku darkooda lagu sheegay 150 xildhibaan Labada gudi ee Badbaado Qaran iyo Toosinta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23624","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23624\/revisions\/23626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}