{"id":23615,"date":"2015-01-26T15:05:18","date_gmt":"2015-01-26T12:05:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23615"},"modified":"2015-01-26T15:05:18","modified_gmt":"2015-01-26T12:05:18","slug":"boko-haram-oo-dib-looga-riixay-maiduguri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/boko-haram-oo-dib-looga-riixay-maiduguri\/","title":{"rendered":"Boko Haram oo dib looga riixay Maiduguri"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23615 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/boko-haram-oo-dib-looga-riixay-maiduguri\/attachment\/45\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/451-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Militariga Nigeria ayaa dib u riixay dagaal yahaniinta Boko Haram, balse waxaa soo baxday su\u2019aasha ah, sidey amni ku noqon kartaa magaalada istiraatiijiga ah ee hoyga u ah kumannaan qof oo dagaalka ka qaxay.<br \/>\nIsla shalay, magaalo lagu magacaabo Monguno ayey qabsadeen Boko Haram.<br \/>\nMilitariga Nigeria way ku guuleysteen dagaalkan gaar ka ah ee ka dhacay Maiduguri.<\/p>\n<p>Labada dhinacba qasaaro ayaa dagaalka ka soo gaaray, sidoo kale dad rayid ah ayaa markastaa ku geeriyooda dagaallada.<br \/>\nBalse dagaal yahaniinta Boko Haram ayaa militarigu ay hakiyeen, dib ayaana looga riixay nawaaxiga magaalada.<br \/>\nXaqiiqda ka dambeysa sababta ay magaaladan u weerareen ayaa walwal dhalisay.<\/p>\n<p>Waxa ay horey u qabsadeen deegaanada ku hareereysan magaalada, waxaana jirto hal waddo oo keli ah la aamin san yahay inay nabad tahay, taaso oo gasha kana baxdo magaalada.<br \/>\nMaiduguri waxa ay hadda deegaan u tahay dadka ay dhibaatada ka soo gaartay dagaallada.<br \/>\nTobannaan kun oo qof ayaa magaalada ku barakacay kaddib markii deegaanadii ay deganaayeenna la gubay ehelladoodana la dilay.<\/p>\n<p>Dadkaasi, magaalada waxay u tahay rajadoodii ugu dambeysay ee ay ku nabad gali lahaayeen.<br \/>\nWeli waxaa jirto halis ah in Boko Haram ay markale isku deyi doonaan inay qabsadaan magaaladan.<br \/>\nSida lagu yaqaano waxa ay qaadaan weerari xiriir ah oo jihooyiin kala duwan, taas oo caqabad weyn ay ku noqoneyso in militariga Nigeria ay difaacaan magaaladan istiraatiijiga ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Militariga Nigeria ayaa dib u riixay dagaal yahaniinta Boko Haram, balse waxaa soo baxday su\u2019aasha ah, sidey amni ku noqon kartaa magaalada istiraatiijiga ah ee hoyga u ah kumannaan qof oo dagaalka ka qaxay. Isla shalay, magaalo lagu magacaabo Monguno ayey qabsadeen Boko Haram. Militariga Nigeria way ku guuleysteen dagaalkan gaar ka ah ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23615","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23617,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23615\/revisions\/23617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}