{"id":2361,"date":"2011-07-24T15:24:00","date_gmt":"2011-07-24T15:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2361"},"modified":"2011-07-24T15:24:17","modified_gmt":"2011-07-24T15:24:17","slug":"xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-gurmad-kii-ugu-ballaarnaa-kasameeyay-gobalada-bay-iyo-bokool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xarkada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-gurmad-kii-ugu-ballaarnaa-kasameeyay-gobalada-bay-iyo-bokool\/","title":{"rendered":"Xarkada mujaahidiinta al shabaab oo gurmad kii ugu ballaarnaa kasameeyay  gobalada bay iyo bokool"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2362\" title=\"alshabaab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<span style=\"text-decoration: underline;\"><em><strong>wararka\u00a0somaaliya<\/strong><\/em><\/span>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\">\u00a0<\/span><\/em><\/strong><strong><em><\/em><\/strong><\/p>\n<p>gurmadka abaaraha xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa sare u qaaday howlaha ay ugu gurmanayaan dadka ku ceyrtoobay abaartii ku dhufatay gobolada dhaca Koonfurta sanadkii lasoo dhaafay kuwaasi oo aan heysan xoolo ay dhaqdaan.<\/p>\n<p>Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa lasoo sheegayaa in gurmadkii ugu xooganaa lageeyay, weriyaal ka socda warbaahinta gudaha iyo tan dibadda oo uu kujiro wakiil wareedka warsom ee gobalada bay iyo bakool ayaa gaaray goobaha gargaar bixintu ka socoto si ay Indhahooda ugusoo arkaan waxqabadka Mujaahidiinta.<\/p>\n<p>Dadka manta wax loo qeebiyay ayaa gaaraya \u00a02,000 oo qoys iyagoo lasiiyay raashin dhan min 60KG iyo caag saliid ah waxaa sidoo kale qoysaska lasiiyay qalabka wax lagu beerto iyo maacuun si ay uga kaaftoomaan gacan hoorsiga.<\/p>\n<p>Saraakiisha guddiga gurmadka abaaraha ayaa mashquulsan wax u qabadka dadka tabaalaysan ee saameeyay abaraha.<\/p>\n<p><em><strong>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/strong><\/em><\/p>\n<p><strong><em>Soomaaliyeed ee Warsom<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Somalia<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Mogadishu Office<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0wararka\u00a0somaaliya\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 gurmadka abaaraha xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa sare u qaaday howlaha ay ugu gurmanayaan dadka ku ceyrtoobay abaartii ku dhufatay gobolada dhaca Koonfurta sanadkii lasoo dhaafay kuwaasi oo aan heysan xoolo ay dhaqdaan. Wilaayada Bay iyo Bakool ayaa lasoo sheegayaa in gurmadkii ugu xooganaa lageeyay, weriyaal ka socda warbaahinta gudaha iyo tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2361","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2361"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2361\/revisions\/2365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}