{"id":23568,"date":"2015-01-25T10:04:58","date_gmt":"2015-01-25T07:04:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23568"},"modified":"2015-01-25T10:04:58","modified_gmt":"2015-01-25T07:04:58","slug":"xillibaan-xaabsade-oo-saakay-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/xillibaan-xaabsade-oo-saakay-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xillibaan Xaabsade oo saakay ku geeriyooday  Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23568 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/xillibaan-xaabsade-oo-saakay-ku-geeriyooday-muqdisho\/aaa5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/aaa5-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Warka ka Imaanaya  Isbitaalka Deva ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in isbitaalkaasi uu ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<br \/>\nXaabsade ayaa waxa uu maalmahaani ku xanuunsanaa Magaalada muqdisho, isagoona maalmo ka hor loo qaaday Isbitaal ku yaala magaalada Ankara, balse markii dib loogu soo celshay Muqdisho uu mar kale xanuunka kusoo booday.<br \/>\nXanuunada uu Xildhibaanka u geeriyooday ayaa waxaa kamid ahaa Xanuunka Neerfaha iyo wadna-xanuunka, waxa uuna ugu dambeyntii u geeriyooday xanuunkaasi aroortii hore ee saakay.<br \/>\nXildhibaan Yacquub Maxamed Cali, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay Geerida Xildhibaanka waxa uuna sheegay in sababtu ay tahay xanuunka oo kusii xoogeystay.<br \/>\nMeydka xildhibaanka ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warka ka Imaanaya Isbitaalka Deva ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in isbitaalkaasi uu ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Xaabsade ayaa waxa uu maalmahaani ku xanuunsanaa Magaalada muqdisho, isagoona maalmo ka hor loo qaaday Isbitaal ku yaala magaalada Ankara, balse markii dib loogu soo celshay Muqdisho uu mar kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23568","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23570,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23568\/revisions\/23570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}