{"id":23533,"date":"2015-01-24T12:30:00","date_gmt":"2015-01-24T09:30:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=23533"},"modified":"2015-01-24T12:30:00","modified_gmt":"2015-01-24T09:30:00","slug":"raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-23533 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/01\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/7-8\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/7-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaake, ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan arimaha dalka Soomaaliya.<br \/>\nKulanka labada masuul ayaa looga hadlay arimo kala duwan oo ku saabsan dalka Soomaaliya iyo taageerada Midowga Yurub ay siiyaan Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in marxalada hada Soomaaliya ay mareyso ay tahay mid ay diyaar ugu tahay dar-dargelinta adeegyada Bulshada si loo gaaro isku filnaansho buuxda.<br \/>\n\u201cMaanta waxaan mareynaa marxalad shacabka iyo dowladdu ay diyaar u yihiin in dalka dib loo dhiso, si ay shacabka Soomaaliyeed u helaan fursado shaqo, waxbarasho, caafimaad iyo dhammaan adeegyada bulshada\u201dAyuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wakiilka Midowga Yurub ee arimaha Soomaaliya Michele De\u2019urso Carve ayaa sheegay in Midowga Yurub uu garab taagan yahay Soomaaliya xilli waliba.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa taageero kala duwan ka hesha Beesha caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaake, ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan arimaha dalka Soomaaliya. Kulanka labada masuul ayaa looga hadlay arimo kala duwan oo ku saabsan dalka Soomaaliya iyo taageerada Midowga Yurub ay siiyaan Dowladda Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in marxalada hada Soomaaliya ay mareyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-23533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23533\/revisions\/23535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}